Saturday, April 20, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4081 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo ku wajahan Magaaladda Gaalkacyo.

Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa la filayaa in uu maanta gaaro Magaaladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Magaalada Gaalkacyo ayaa...

Eng. Yarisow “Uganda oo naga aqbashay fudueynta Dal-Ku-Galka Uganda”

Kampala, 7 June 2017 - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo maalmahan booqasho ku jooga dalka Uganda ayaa kulan la...

Madaxweyne Farmaajo oo kulamo la qaatay Madaxda Maamulka Jubbaland ( Maxay...

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa Kulamo kala duwan la qaatay qeybaha kala duwan ee madaxda Maamul Goboleedka Jubbaland. Kulanka...

Wasiirka Awqaafta iyo Arimaha Diinda Soomaaliya oo Gaaray Kuwait

Xildhibaan Dr. Iimaan Cabdullaahi Cali Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Cumar Faaruuq Sheekh...

Madaxweynaha JFS oo la hadlay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan...

Kismaayo, Jubbaland, (6, June, 2017)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Talaado ah Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay...

Ra’iisul Wasaaraha oo u kuur galey howlaha shaqo ee Dekedda Muqdisho.

Muqdisho, 06 June 2017...Ra’iisul Wasaaraha XFD Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Dekedda Muqdisho, waxaana ku soo dhaweeyey Wasiirka...

Ra’iisul wasaare kuxigeenka dalka oo kormeeray xafiisyada wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo...

Wasiirka waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan  Daahir Cusmaan ayaa ku soo dhaweeyay wasaaradda Ra’iisul wasaare kuxigeenka Dalka Mahdi Maxamed...

Madaxweynaha Puntland oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Xanaanada...

Madaxweynaha Dawlad gobolleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland, kaas...

Madaxweyne farmaajo oo gaaray Kismaayo

Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed  Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Dowlad Gobolleedka  Jubbaland. Madaxweyne Farmaajo iyo...

Xildhibaan Dalxa oo si diiran usoo dhaweeyey Waxqabadka Dowladda iyo horumarka...

Xildhibaan  Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed  ayaa bogaadiyay waxqabadka boqolka maalmood ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Waxa uuna...