Wednesday, July 17, 2019
Authors Posts by sonna news

sonna news

4524 POSTS 0 COMMENTS

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Cambaareeyay Weerarka  Kismaayo

Muqdisho (SONNA):-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya,  Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Cambaareeyay weerarka wuxuushnimada leh ee ay argagixisadu ku qaadeen dadka aan waxba galabsan...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulamo La Qaatay Odayaasha Ka Shaqeeya Xoojinta...

Gaalkacyo(SONNA)---Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Gaalkacyo kulamo kula qaatay odayaasha u xil saaran adkeynta nabadda iyo is-dhex...

Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) - Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa la kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shirka Toddobaalaha Ah Ee Golaha...

Muqdisho (SONNA), Khamiis, July 11, 2019---Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu qabtay magaalada...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Bulshada Gaalkacyo iyo golaha deegaanka...

Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulamo la qaatay qaybo kamid ah dhallinyarada iyo odayaasha dhaqanka ee...

Madaxweyne Farmaajo “Waa in degdeg loo joojiyaa dirirta sokeeye ee ka...

Muqdisho (SONNA)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka tiiraanyeysan yahay shaqaaqada iyo colaadda dadka walaalaha ah ee ka socota...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo si weyn loogu soo dhaweeyay Waqooyiga Magaalada...

Gaalkacyo(SONNA)--Bulshada ku nool dhanka waqooyi ee degmada Gaalkacyo ayaa garoonka kubbadda cagta Cawaale si wayn ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Oo Guddoomiyay Shirka Horumarinta Iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Arbaco, July 10, 2019---Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska...

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka Guddoomay Danjiraha cusub ee Ruushka...

Muqdisho (SONNA), Luuliyo 10, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Dowladda Ruushku...

Kusimaha Xoghayaha joogtada oo nuqul kamid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo ka...

Muqdisho(SONNA) - .Kusimaha Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Avv. Hersi Haji Olosow, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa kaga guddoomay ...