Thursday, November 15, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

3501 POSTS 0 COMMENTS

Baarlamaanka Carabta oo Taageeray Dowrka Haweenka Carabta  ee ka qeyb galka...

Al-Qaahira (SONNA):- Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Dr. Mashcal Bin Faham ayaa soo saaray Bayaan uu kaga hadlayo taageerida dowrka haweenka Carabta ay ku leeyihiin ka...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta Cod u qaadayo ku noqoshada Miisaaniyadda...

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha Shacabka BJFS ayaa maanta kulan ka yeelanayo u codeynta ku noqoshada miisaaniyadda 2018, taas oo ay wasaaradda maaliyadda u soo gudbisay...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo kala hadlay George Conway howlaha horumarinta...

Muqdisho(SONNA): -Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-Kheyr Cabdi ayaa xafiiskiisa Wasaaradda ku qaabilay shalay Madaxa Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobey ee...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo casho sharaf u sameeyay xulka qaranka...

Addis Ababa(SONNA): - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa casho sharaf u sameeyay cayaartoyda xulka Soomaaliyeed oo iskudayaysa...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Guddoomiyay Shirka geeddi socodka dayn cafinta Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) --Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay Shirka toddobaadlaha ah geeddi socodka cafinta daymaha lagu leeyahay Soomaaliya oo lagu...

Wasiirka Waxbarashada XFS iyo Shaqaallaha Wasaaradda oo ka qeyb galay Barnaamijka...

Muqdisho (SONNA), November, 13, 2018:- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulahi Goodax Barre oo ay weheliyaan wasiir...

Ciidanka Xoogga dalka oo kala dhex-galay Maleeshiyaad ku dagaalamay qeybo kamid...

Muqdisho (SONNA)- Taliska  Qeybta 21aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee Howlgala Deegaanada Dawlad goboleedka Galmudug ayaa Maanta ku baxay Deegaanka Hardis oo qiyaastii 25...

Duqa Muqdisho oo la kulmay Masuuliyiin ka tirsan Jamhuuriyadda Jabuuti+Sawirro

Jabuuti, Nofeembar 13, 2018; Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahaan booqasho shaqo ku...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS iyo Hay’adda IOM oo Mashaariic ka Fulinaya...

Muqdisho (SONNA) Mashaariicdan Hormarineed oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya iyo Hay'adda IOM ay ka fulinayaan degmada Balcad waxaa kamid ah dhismaha Ispitaalka Guud Degmada...

R/wasaare kuxigeenka Dalka oo Daah furay Madasha Siyaasada Dhaqaalaha Qaranka

Muqdisho (SONNA) Ra'iisul Wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta daah furay Madasha Siyaasada Dhaqaalaha Qaranka oo ay ka qeyb galayaan...