Thursday, November 15, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

3502 POSTS 0 COMMENTS

Bangaladesh: Rohingya laguma qasbi karo in ay ku laabtaan Mayanmar

(SONNA)...Guddi u xilsaaran kaalmada iyo dib u celinta muslimiinta Rohingya ayaa sheegay in si qasab ah aan loo celin doonin     boqolaal kun oo ruux...

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibedda XFS oo sagootiyay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Muqdisho(SONNA): -  Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Mudane Olgan...

Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay xiriirka dalalka Gobolka, Iskaashiga Dhaqaale ee Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya iyo mustaqbalka...

Wasiirka Difaaca iyo Taliyaha CXDS oo tababar u xiray Saraakiil ka...

Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalla Soomaaliya Mudane  Xasan Maxamed Cali iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe ayaa tababar...

Wasiirka waxbarashada XFS iyo madaxa hay’adda DFID oo kala saxiixday shan...

Muqdisho (SONNA), November, 14, 2018:- Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulahi Goodax Barre iyo madaxa hay’adda DFID ee Soomaaliya Phil Evans ayaa maanta magaalada...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Guul u rajeeyay Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) Ra’iisulwasaaraha dalka Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa guul u rajeeyay xulka kubadda cagta dalkeenna ee Xiddigaha Badweynta oo la cayaari doona Dhiggooda Ethiopia. Qoraal...

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

Muqdisho (SONNA) Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, waxaa kulanka shir guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee...

Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada XFS oo Olole Nadaafadeed ka Bilaabay...

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan oo Guddoominaya Guddi Hoosaadka  dhismaha Matxafka Qaranka iyo Shaqaalaha Wasaaradda ayaa...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ansixiyay dib u eegista Miisaaniyadda Dowladda ee...

Muqdisho(SONNA):-Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay dib u eegista Miisaaniyadda Dalka ee 2018ka oo ay Qaraar u soo badaleen Guddiga Maaliyadda...

Tartan Orod ah oo lagu xusayo Maalinta Macaanka oo Muqdisho lagu...

Muqdisho (SONNA) Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa maanta ku qabatay Magaalada Muqdisho Tartan Orod ah oo lagu xusayo Maalinta Cudurka Macaanka Adduunka, waxaana...