Day: November 18, 2020

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga

Muqdisho (SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga. …

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay Guddiga maamulaya doorashada Xildhibaannada Banaadiriga Read More »

Wasiirka Cadaaladda oo aaladda fogaan aragga ah kula shiray sarkaal ka tirsan hay’adda UNDP ee Soomaaliya

Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta aaladda fogaan aragga kulan …

Wasiirka Cadaaladda oo aaladda fogaan aragga ah kula shiray sarkaal ka tirsan hay’adda UNDP ee Soomaaliya Read More »

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo abaalmarino guddoonsiiyay dhallinyaro tartan orod loo qabtay “SAWIRRO”

Muqdisho (SONNA)-Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa abaalmarin guddoonsiiyey …

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo abaalmarino guddoonsiiyay dhallinyaro tartan orod loo qabtay “SAWIRRO” Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida -Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaare Cumar Carte Qaalib

Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo …

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey Geerida -Alle ha u naxariistee- Ra’iisul Wasaare Cumar Carte Qaalib Read More »

Wasiirka Warfaafinta oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Cumar Carte Qaalib

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cusmaan Abuukar Dubbe ayaa uga tacsiyadeeyay Ummadda Soomaaliyeed geerida …

Wasiirka Warfaafinta oo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Cumar Carte Qaalib Read More »

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya iyo Madaxweynaha Rwanda oo ka wada hadlay xaaladda gobolka Tigreega

Kigali-(SONNA)-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonne, ayaa saakay maagalada Kigali ee xarunta Rwanda …

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Itoobiya iyo Madaxweynaha Rwanda oo ka wada hadlay xaaladda gobolka Tigreega Read More »

Scroll to Top