Wsaaradad Arrimaha Gudaha XFS oo shaacisay waqtiga ay dhacayso doorashada Galmudug

Halkan ka akhriso war qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradad Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Galmudug iyo waqtiga ay dhacayso.