Wejiga koowaad ee gurmadka Baladweyne oo lasoo gebagabeeyay

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in lasoo gabagabeeyay wejiga koowaad ee gurmadka waxyeelladii ka dhalatay fatahaadda Webiga Shabeelle ee mara Baladweyne.

War bixin ay soo saartay Wasaaradda gargaarka Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay xogta gurmadka fatahaadda Webiga Shabeelle ee mara Magaalada Baladweyne intii u dhexeysay 28-kii Oktoobar illaa 15 Novembar ee Sanadkan 2019-ka.

Halkan ka aqriso warbixinta oo dhammeystiran:-

Gurmad Baladweyne Wajiga 1aad (1)