Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ku dhawaaqday guddi Qaran ee Taclinta Sare oo KMG ah+Sawirro

Kulankan oo lagu shaacinayay guddigan Qaran ee Taclinta Sare ee KMG ah oo ay magacowday wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya,waxaa ka qeyb-galay mas'uuliyiinta wasaaardda,xildhibaanno,aqoonyahanno iyo mas'uuliyiin kale.

Cabdullaahi Goodax barre wasiirka Waxbarashada,Cabdiraxmaan Maxamuud Cadulle jaabiri wasiiru Dowlaha wasaaraddaasi Xildhibaan Cali Cismaan (Cali Jowhar) guddoomiyaha Guddiga arrimaha bulshada ee golaha shacabka iyo Prof Cismaan Maxamuud Dufle guddoomiyaha Guddiga arrimaha bulshada ee Aqalka Sare ayaa si wada jir ah u sheegay in ay tahay talaabo dhanka horumarka ah loo qaaday tayaynta Taclinta sare ee dalka.

Halkan hoose ka akhriso magacyada Guddiga.