Tuesday, May 23, 2017

WARARKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo gaaray Dalka Jabuuti

Jabuuti(SONNA):--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo  ayaa maanta gaaray Dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan kula qaadan doono  Madaxweynaha Dalka Jabuuti mudane...

WARAR DHEERAAD AH

CAYAARAHA

Xaflad Sagootin ah Oo Magaalada Jubba Loogu Sameeyay Xulka Qaranka Soomaaaliya+Sawirro

Jubba,(SONNA):-Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu sagootinayay xulka kubada cagta ee  Qaranka Soomaaliya ayaa lagu qabtay howlka shirarka ee safaarada...

WARARKA SONNA KU FARIIN QORAALEED

SONNA SMS

MAQAALO

FALLO: Ciidamo gaar ah oo howgallo ka bilaabay Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho(SONNA)--Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay howl galada xasilinta ee dhowaan lagu wado inuu ka bilowdo Magaalada Muqdisho, kaasoo lagu xaqiijinayo ammaanka, islmarkaana l;agu soo...

FAALLO: Shirkii Wadamada Islaamka iyo Maraykanka oo ka qabsoomay Riyaad

Muqdisho(SONNA)---Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” oo booqanaya dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaraddaha Ciidamada Cirka ee...

FAALLO:Aas-aaska Ururka Midowga Afrika oo lagu xusay Kuwait (Sawirro)

Muqdisho(SONNA---Ururka Midowga Afrika waxaa la aas-aasay sanadkii 1963-kii,waxaase magaca hadda loo yaqaan ee AU loo bixiyay 09/06/2002-kii , ka dib markii la baabbi'iyay midowgii...

Imtixaanka mideysan oo Maanta ay u fariisteen 23 kun arday (Faallo)

Muqdisho(SONNA)--Waa arrin lagu farxo in maanta ay Ardey Soomaaliyeed u fariistaan Imtixaankii shahaadiga ahaa ee Fasalada 4-aad ee Dugsiyada sare ee Dalka, waana tallaabo...

Qaraxyada la fashiliyey waa qeyb ka mid ah guusha Dowladda (Maqaal)

Dibindaabyo aad u xanuun badan iyo Qarax waxyeelo ba’an gaysan lahaa oo ay cadawga la maaganaayeen dadka ku dhaqan Magaalada muqdisho ayay ciidamada Amaanka...

MUUQAALO

Arday dugsiilay ah oo fursad mar la’arag ah heshay “Sawiro”

Muqdisho(SONNA)-Inta badan ardada da’da yar ee barata Quraanka Kariimka waxa ay aad u jecel yihiin fasaxa la siiyo, waxaase jirta qaar kamida Macalimiinta dugsiyada...

CAYAARAHA

XULKA SONNA

WARKA SONNA KU HEL EMAILKAAGA