Taliska AMISOM oo sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan baariska dilkii Almaas Elman

Taliska AMISOM oo sheegay in ay ka qeyb qaadanayaan baariska dilkii Almaas Elman

Muqdisho-(SONNA)-Taliska Ciidanka midowga Afrika ee AMISOM ayaa war uu soo saaray ku sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka amaanka…
Dowladda Talyaaniga oo Muqdisho keentay gar-gaar loogu tala galay Dadka ay fatahaaduhu saameeyeen+Sawirro

Dowladda Talyaaniga oo Muqdisho keentay gar-gaar loogu tala galay Dadka ay fatahaaduhu saameeyeen+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Diyaarad nooca xamuulka ah oo sidda deeq gar-gaar Bini’aaddannimo ah ayaa Maanta soo gaartay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladan Muqdisho. Deeqdan…
Duqa Muqdisho “Cayaaruhu waa astaan nabadeed iyo is–dhexgalka Bulshada”+Sawirro

Duqa Muqdisho “Cayaaruhu waa astaan nabadeed iyo is–dhexgalka Bulshada”+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)– Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane ; Cumar Maxamed Maxamuud (Filish), ayaa soo xiray Koobka Jeneraal; Daa’uud Cabdulle Xirsi…
XFS oo sheegtay in lagu guuleystay in muddo ka badan hal sano aan dalka laga dhoofin wax dhuxul ah.

XFS oo sheegtay in lagu guuleystay in muddo ka badan hal sano aan dalka laga dhoofin wax dhuxul ah.

Muqdisho (SONNA)-Bayaan ka soo baxay wasaarada Xanaanada xoolaha, dhirta iyo daaqa xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dadaalka ay dowladu…
Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Dalka Japan

Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjiraha Dalka Japan

Muqdisho (SONNA), Nofeembar 21, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub…
Guddoomiyaha Aqalka sare oo booqday xarunta Wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed+Sawirro

Guddoomiyaha Aqalka sare oo booqday xarunta Wakaaladda horumarinta dhismaha Soomaaliyeed+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Booqasho ku tagay xarunta ay ku shaqayso…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta Agoonta ee Warta nabadda+Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray xarunta Agoonta ee Warta nabadda+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane; Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish),  ayaa Maanta xariga ka jaray dib u…
Maxkamadda Derajada Koowaad ee CXDS oo xukun dil ah ku ridday xubin ka tirsanaa Al-Shabaab

Maxkamadda Derajada Koowaad ee CXDS oo xukun dil ah ku ridday xubin ka tirsanaa Al-Shabaab

Gaalkacyo-(SONNA)-Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Shalay xukun dil ah ku ridday C/llaahi Cali Aaden oo…
Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada

Macallinka waa barbaariyaha iyo hagaha Bulshada

Maanta waa maalin ku wayn quluubta umadda Soomaaliyeed, waxayna ku beegan tahay sanadguuradii 45aad maalinta Macallinka Soomaaliyeed oo dalka iyo…
Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay dilkii Almaas Elman

Dowladda Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay dilkii Almaas Elman

Muqdisho-(SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Bulshada Soomaaliyeed iyo Eheladii ay ka geeriyootay Almaas Elman Cali…
Koofiyadda ugu sarreysa ee uu leeyahay Adolf Hitler oo lagu  iibisaday 50 kun oo euro.

Koofiyadda ugu sarreysa ee uu leeyahay Adolf Hitler oo lagu iibisaday 50 kun oo euro.

Xusuustii Nazi, oo ay ku jirtay koofiyadda ugu sarreysa ee Adolf Hitler, ayaa boqolaal kun oo Euro ah lagu iibsaay,…
Waxgaradka Soomaaliyeed oo ka hadlay kulankii dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii hore ee Dalka

Waxgaradka Soomaaliyeed oo ka hadlay kulankii dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii hore ee Dalka

Muqdisho-(SONNA)-Qaar kamid Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey kullankii dhexmaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaashii hore…

WAXYAABAHII U DANBEEYAY

today's headline

Turkish Defense Ministry says 22 terrorists neutralized in northern Iraq’s Hakurk region since Monday
‘Racist attack in Greece isn’t first, won’t be last,’ warns expert from Western Thrace, home to many ethnic Turks
Expert predicts ‘hot, smoky future’ with climate change factor