Wednesday, July 18, 2018
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

981 POSTS 1 COMMENTS

Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud Bashiir Goobbe oo la dalacsiiyay (Sawirro)

Muqdisho-(SONNA)-Munaasabad  loogu Halmbalyeynayey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Maxamed Jaamac ,oo la dalacsiiyey ayaa lagu qabtay Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta, iyadoo ay kasoo...

Golaha wasiirrada K/Galbeed oo ka hadlay amniga iyo abaaraha

Baydhabo-(SONNA)-Golaha wasiirrada maamul goboleedka Koofur galbeedka Soomaaliya, ayaa Maanta ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin arrimaha ammaanka gaar ahaa xaaladda Gobolka Sh/hoose oo...

Baarlamannada Afrika iyo Carabta oo kulan ku yeeshay Dalka Masar+Sawirro

Qaahira-(SONNA)-Barlamaannada Afrika iyo Carabta oo shir ku yeeshay Magaalada Sharma Sheikh ee Dalka Masar, ayaa waxa ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid...

Madaxweyne Gaas oo kulan sagootin ah la qaatay Dajirihii hore ee...

Garoowe-(SONNA)-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 13 October, 2016-ka Qasriga Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay wakiilka Midowga Yurub u...

Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo Maanta la xukumay

Muqdisho-(SONNA)-Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa Maanta xukuntay Rag ka tirsanaa Malleeshiyaadka Al-Shabaab. Garsooraha Maxkamadda Ciidanka qalabka sida ,G/dhexe, Xasan C/raxmaan Aaden, ayaa sheegay...

Wasiirka Dekedaha Puntland oo Saaka xilkaasi loo dhaariyey-(Sawirro)

Garoowe-(SONNA)-Waxaa saaka 13 October, 2016-ka lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland Wasiir Siciid Maxamed Raage oo loo magcaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha, Gaadiidka badda iyo...

Guddoomiye Jawaari oo lagu soo dhoweeyay Jowhar-(Sawirro)

Jowhar-(SONNA)-Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya,Maxamed Sheekh Cusmaan Aaden (Jawaari) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow ka degey garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jowhar. Prof:Jawaari iyo xubnaha ku wehliya...

Fadlan soo caawi: Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsaneysa cudur aan dalka...

Sahro Xundubey Jiilaal waxa ay qabtaa Cudrka Juudaanka "Leprosy" sida ay dhakhaatiirtu isku raaceen, waana mid leh astaamo ay ka mid yihiin nabaro jirkeeda...

Ciidamada Dowladda oo fashiliyay weerar ay qorsheynayeen Al-Shabaab

Mahaddaay-(SONNA)-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ka hor tagay weerar ay Kooxda Al-Shabaab doonaysay inay ku qaadaan degaanka Ceel-baraf oo ka tirsan Gobolka Shabeellada dhexe. Milliteriga...

Guddomiye Jawaari oo kusii jeeda Jowhar

Jowhar-(SONNA)- Guddoomiya Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa inay Maanta gaaraan Magaalada Jowhar ee Caasimadda gobolka Shabeellada dhexe,...