Saturday, September 22, 2018
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

1086 POSTS 1 COMMENTS

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Dalka Turkiga

Istanbul-(SONNA)- Xubin sare oo ka tirsanaa shirkad samaysa Gaadiidka ayaa ku geeriyooday, shir Diyaaradeed oo ka dhacay degaan Xeebeedka Bostanci oo ka tirsan Magaalada...

Duqa Muqdisho oo Guddoomiyey Shir looga hadlayay horumarinta Magaalooyinka Dalka+ Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa guddoomiyey Shir looga hadlayay horumarinta Magaalooyinka dalka. Shirka ayaa intii uu socday...

Kualn looga hadlayay is-dhex galka Bulshada iyo Boliiska oo ka dhacay...

Baladweyne-(SONNA)- Waxaa Magaalada Baladweyene ee xarunta Gobolka Hiiraan lagu soo gaba-gabeeyay Maanta kulan looga hadlayay is-dhexgalka Bulshada iyo Boliiska Gobolka Hiiraan. Kulankan oo ay qaban...

Kulan dhex maray Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Safiirka Sweden u fadhiya...

Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya mudane, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay  Safiirka Dowladda Sweden u jooga Soomaaliya. Kulanka ayay Labada masuul kaga...

Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo kormeeray habsami u socodka Barnaamijka Is-xilqaan+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya,Mudane,  Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta kormeeray goobaha uu haatan ka socda ololaha barnaamijka is-xilqaan ee Gobolka Banaadir. Mudane , Kheyre...

Wasiirka waxbarashada XFS oo la kulmay xubno ka tirsan midowga Yurub+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulahi Goodax Barre ayaa kulan ka qaatay madaxa waaxda  horumarinta adeegga bulshada midowgga Yurub gaar ahaan Soomaaliya Mr,...

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya oo u ambabaxay Jabuuti

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Is-kaashiga caalamiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Ciise Cawad, ayaa goor dhow ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Casmara,...

Wasiirrada arrimaha dibedda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eretrea oo ku wajahan Jabuuti

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirrada arrimaha dibedda ee Dowladaha Soomaaliya , Itoobiya iyo Eretrea ayaa la filayaa in ay dhawaan kulan Saddex Geesood ah ku yeeshaan Magaalada Jabuuti...

Ololaha is-xilqaan oo si dar-dar leh ugu socda Muqdisho-Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Dowladda hoose ee Xamar ayaa howlo nadaafadeed ka billoowday Maanta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ee Aaden Cadde International Airport. Agaasimaha waaxda nadaafadda Dowladda hoose ee Xamar...

Dowladda Ingiriiska oo dhaqaale hor leh ku bixineysa la dagaallanka Al-Shabaab

Nairobi-(SONNA)-Dowladda Ingiriiska ayaa ballan qaadday inay dhaqaale gaarayo 7 Milyan oo Yuuro ku bixin doonto taakuleynta Ciidamada AMISOM, si ay sare ugu qaadaan dagaalka...