Saturday, September 22, 2018
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

1086 POSTS 1 COMMENTS

Eng Yarisow “Waa inaan u midownaa horumarka Dalkeenna, si looga gudbo...

  Muqdisho-(SONNA)-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb-galay munaasabad ay bulshada Gobolka Banaadir ku taageerayeen dadaallada Nabadoonnimo...

Saraakiil ka tirsan XDS oo Maanta tababar loogu qaaday Turkiga+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-49 Saraakiiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta loo qaaday Dalka Turkiga, si halkaas ay ugu soo qaataan tababar Sare loogu...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday Dugsiga tababarka Boliiska ee Gen; Kaahiye+...

Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Maanta gaaray xarunta Jeneraal Kaahiye si...

Xaflad Dhaarin ah oo Maanta ka dhacday Xaruunta Maxkamadda Rafcaanka ee...

Muqdisho-(SONNA)- Waxaa Maanta oo Khamiis ah Munaasabad ka dhacday Xarunta Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Banaadir lagu dhaariyay  Garsoorayaasha iyo Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Degmooyinka oo dhawaan...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Bankiga Adduunka.(Sawirro)

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socda Bankiga Adduunka. Shirkan oo looga hadlayay sidii loo...

Soomaaliya iyo Findland oo ka wada hadlay horumarinta ganacsiga Labada Dal+Sawirro

Helsinki-(SONNA)-Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya iyo wafti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka Finland ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Ganacsiga iyo horumarinta ee Dalkaas...

Soomaaliya oo Ergey cusub loo Magacaabay

New Nork-(SONNA)-Xoghayaha guud ee Jamciyadda Qaruumaha ka dhexeysa,Antonio Guterres , ayaa Shalay oo Arbaca ahayd si rasmi ah ugu Magacaabay Soomaaliya Ergey cusub. Mr, Guterres...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Tacsi u diray Ehelada Dadkii ku waxyeelloobay Qaraxii...

Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u tacsiyeeyay Ehelada Dadkii ku waxyeelloobay qaraxii waxashnimada ahaa ee ay argagixisadu Saaka ka geysatay...

Taliska Ciidanka XDS oo dedaal ugu jirta sidii ay xorriyaddooda ku...

Dhuusa-mareeb-(SONNA)-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo wax-garadka kasoo jeeda Galmudug ayaa dedaallo xooggan ugu jira sidii ay xorriyaddooda u heli lahaayeen ku dhawaad 70...

Jabuuti iyo Ertetrea oo gaaray heshiis horu-dhac ah

Jabuti-(SONNA)-Dowladaha Jabuuti iyo Eretrea ayaa Shalay gaaray heshiis horudhac ah oo u Gogol-xaaraya in lasoo Af-jaro colaaddii muddo ka taagnayd xadlka ay wadaagaan Labada...