Friday, April 27, 2018
Authors Posts by Aadan Xaaji

Aadan Xaaji

843 POSTS 0 COMMENTS

R/Wasaare Kheyre oo guddoomiyay shir looga hadlayay Amniga Dalka+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre,ayaa Maanta shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga guud ee Dalka, kaasoo ay kasoo qayb galeen xubno...

Wasiir Beyle” haddaan Gacmaha is qabsano guul intaan ka weyn ayaan...

Muqdisho-(SONNA)-Waxaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr: C/raxmaan Ducaale Beyle, kadib markii uu kasoo qayb galay shir looga hadlayay cafinta...

Dowladda Turkiga oo tababarro siinaysa Boliiska Kenya

NAIROBI-(SONNA)-Dowladda Turkiga ayaa qorshaynaysa inay tababar dhinacyo badan leh siiso Saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska Kenya, sida laga soo xigtay masuul ka tirsan hay'adda...

Shir ku saabsan amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Garoowe + (Sawirro)

Garoowe-(SONNA)-Waxaa Magaalada Garoowe Shalay ka furmay  shirka amniga Dowlada Federaalka iy maamul Goboleedyada Dalka, kaas oo looga hadlay xaalada ammaanka ee Dalka guud ahaa...

Dad ku dhintay is-buurasho ka dhacday Burkina Faso

OUAGADOUGOU-(SONNA)- Lix Qof ayaa ku geeriyootay is-buurasho ka dhacday goob ay ka socotay munaasabad Diimeed , Caasimadda Dalka Burkina Faso ee (Waaga duugu) OUAGADOUGOU. Warbaahinta...

Dhul gariir ka dhacay Turkiga

Ankara-(SONNA)- 39 Qof ayaa ku dhaawacantay Dhul gariir cabbirkiisu ahaa 5.1 magnitude (qiyaasta dhul gariirrada) oo ka dhacay Dalka Turkiga. Dhul gariirkan oo ka dhacay Degmada...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka Labada Dal+Sawirro

Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Amb; Axmed Ciise Cawed iyo Safiirka Turkiga u jooga Soomaaliya Olgan Bekar, ayaa ka wada...

Madaxweyne Waare oo QM kala hadlay in la caawiyo Dadka ka...

Baldweyne-(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle , Maxamed Cabdi Waare ayaa Shalay kulan ballaaran la qaatay maamulka Gobolka Hiiraan iyo qaar ka mid ah Saraakiisha Qaramada...

Ciidanka Badda Liibiya oo badbaadiyay Boqolaal tahriibayaal Afrikaan ah

Tripoli-(SONNA)- Ciidanka Badda Liibiya ayaa Laba howl-gal oo ay ka sameeyeen Xeebaha Dalkaasi waxay kusoo badbaadiyeen 263 Qof oo tahriibayaal Afrikaan ah iyo Meydadka...

Wasiirka Wax-barashada Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka

USA-(SONNA)-Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan, oo Safar shaqo ku jooga Dalka...