Friday, July 21, 2017
Authors Posts by sonna news

sonna news

776 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha JFS oo ugu Hambalyeeyay Galmudug iyo Hirshabeelle Doorashada Labada Aqal

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka Aqalka Hoose ee ka billowday Magaalada Cadaado ee Dowlad Gobolleedka...

Galmudug oo lagu doortay Sadax Xildhibaan oo kamid noqonaya Aqalka Hoose (SAWIRO)

Muqdisho (SONNA) Waxaa magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka Galmudug lagu doortay Sadax Xildhibaan oo kamid noqonaya Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kursiga...

Trump oo noqday madaxweynihii 45-aad ee Maraykanka kaddib markii uu ka...

Donald Trump ayaa ku guuleystay doorashada madaxtinimada ee dalka Maraykanka ka dib markii uu gaaray codadkii loo baahnaa. Trump ayaa xilka kala wareegi doono madaxweyne...

Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SONNA) Gaari ayaa ku Qarxay goor dhow inta u dhaxeysa Isgoyska Boondheere iyo Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan waxaa ku geeriyooday...

NISA oo iska fogaysay Waraaq lagu baahiyay Baraha Bulshada

Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) ayaa cadeysay inay been abuur tahay Waraaq lagu faafiyay Baraha Bulshada. Halkaan ka Akhriso warka ka soo baxay...

SAWIRO:- Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgal Qorsheysan Ka Fuliyay Gobalka Shabeellaha...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo AMISOM ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay tuuloyinka Sabiib, canoole iyo beledamin oo hoostaga degmadda Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose...

Ciidanka Kumaandooska oo howlgal ka sameeyay Shabeellaha Hoose

MUQDISHO (SONNA) Ciidanka kumaandooska Soomaaliya ayaa howlgal gaar ah oo qorshaysan waxay ka sameeyeen deeaanka Caanoole ee gobalka Shabeellaha Hoose. Howlgalkaan ayaa waxaa lagu soo...

Xubnaha Aqalka Sare ee Koofur Galbeed oo la doortay

Baarlamaanka koofur Galbeed ayaa soo gaba gabeeyay doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya Dowlad gobaleedkaas koofur Galbeed. Xubnahaan la doortay ayaa waxaa ka mid ah...