Thursday, June 22, 2017
Authors Posts by sonna news

sonna news

665 POSTS 0 COMMENTS

Dad Gaajo ugu geeriyooday Jubbaland

Guddiga Gurmadka Abaaraha Jubbaland oo sheegay in gobollada Jubbada Dhexe iyo Gedo ay ugu geeriyoodeen ku dhawaad 30 qof Abaarta iyo macluusha halkaasi kajirta Deegaannada...

Wasaaradda Aw-qaafta oo diyaarineysa Arday Soomaaliya u matasha Tartan Qur’aan

Munaasabad lagu furayey  Tantanka Qur'aanka ah  ayaa waxaa ka qayb galay mas'uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Awqaaafta iyo Arrimaha Diinta, culumaa'udiin iyo 26 Arday oo...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Adan Koofi...

Kigaali, (SONNA):-Wafdi aad u balaaran oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxmed Adan Koofi ayaa gaaray Magaalada Kigaali ee...

Bam gacmeed lagu weeraray guriga nabadoon caan ka ahaa magaalada Jowhr.

  Bam gacmeed ayaa lagu weeraray xalay fiidkii guriga uu magaalada Jowhar ka dagan yahay nabadoon Shiiq Muuse oo ka mid ah nabadoonada caanka ka...

Agaasimaha guud ee la dagaalanka Burcad Badeeda ee Maamulka Puntland oo...

Madaxweyanaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa xilkii ka qaaday agaasimaha guud ee la dagaalanka Burcad Badeeda deegaanada Putland mudane Cabdirisaaq Maxamed Dirir (Ducaysane). Wareegtadana xil ka qaadista...

Howlgal ka dhan ah Burcada oo xalay ay ciidanka amaanka ka...

Ciidanka Nabad galyada ayaa xalay waxa ay dileen mid ka mid ah burcad dadka dhac ugu geysanayey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ,...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo Cambaareeyay Falkii lagu dilay dad Soomaaliyeed oo...

Muqdisho, Maarso 18.2017——Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa  Cambaareeyay falkii lagu duuqeeyay dad shacab ahaa oo isticmaalayay xeebaha dalka Yemen Ra’iisal...

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan oo kulan casho ah la...

Kulanka cashada ah oo ay soo agaasintay Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Sudaan isla markaane ay goob joog Ka'ahaayen gudoomiyaha jaaliyaddda Soomaaliyeed ee dalka sudaan...

Soomaalida ku nool Norwey oo lacag u soo dirtay guddiga Qaran...

Guddiga Ololaha Gurmadka Abaaraha Somalia ee magaalada Tromsø ayaa lacag dhan 5,070$ oo u dhiganta 41,235NOK usoo diray Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha Somalia...

Wasiir Hadliye “Isbahaysiga Sacuudiga uu hoggaaminayo iyo Yemen ayaa ka masuul...

Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Mudane C/salaam Cumar Hadliye oo wareysi gaar ah siiyay wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa wuxuu ka hadlay dadka Soomaaliyeed...