Tuesday, September 26, 2017
Authors Posts by sonna news

sonna news

1147 POSTS 0 COMMENTS

Militariga Soomaaliya oo loo tababaray habka loola dagaalo Askareynta Caruurta Xiliyada...

Muqdisho (SONNA) Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa soo gaba gabeeyay Tababar la siinayay 60 askari oo ka tirsan ciidmada amniga dalka, Iyadoo lagu baranayay ka...

133 qof Soomaali ah oo Dalka dib loogu soo celiyay

Cadan (SONNA)- Ururka socdaalka Dowliga ee Qaraamada Midoobay ayaa sheegay 133 Soomaali ah oo ku sugnaa dalka Yeman ay halkaasi ka daadgureeyeen iyagoo loosoo...

Xildhibaannada Golaha shacabka oo ka doodayo arrimo dhowr ah

Muqdisho (SONNA) Mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa maanta kulan ay kaga doodayaan arrimo dhowr ah oo ku saabsan marxaladda dalka ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka ee...

R/wasaaraha Soomaaliya oo Mareykanka kula kulmay Wasiirka Arrimaha dibada Ruushka “Sawirro”

Muqdisho (SONNA)  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaray Dalka Mareykanka, iyagoo la kulmay...

Madaxweyne Donald Trump”Waxaan hormuud ka noqonayna garab istaaga Soomaaliya”

Muqdisho(SONNA) Donald Jey Trump Madaxweynaha Mareykanka oo khudbadiisi ugu horeysay ka jeediyay maanta shirka Golaha Guud ee Qimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa siweyn uga...

Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo xubno kale oo Socdaal...

Muqdisho (SONNA)  Xildhibaan Maxamed  Xuseen  Afaraale oo ka mid ah guddiga difaaca ee Golaha shacabka, guddoomiyaha Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida S/guutoLiibaan Cali...

Qeyb kamid ah qalabka maamulka Hawada Soomaaliya oo maanta xariga laga...

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta  xarigga ka jaray isticmaalka qeyb kamid ah qalabkii loogu talagalay maamulka Hawada gaar...

Mashruuc biyo dhaamin ah oo laga daahfuray Baydhabo

Muqdish0(SONNA) Kulanka Daahfurka Mashruuca Biyo dhaaminta ah,  ayaa waxaa ka soo qeyb galey Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Dowladda Federaalka ah...

DHAGEYSO: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo bayaan kasoo saartay ninkii u gafay...

Muqdisho (SONNA)  Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saartay arrinta ku aadan nin lagu magacaabo C/wali Cali Cilmi, kaasi oo  soo bandhigay sawirka...

Wasaaradda Haweenka oo Kulan wadatashi ah Muqdisho ku qabatay

Muqdisho (SONNA) Ka mira dhalinta si loo dhameystiro Diyaarinta Xogta ku aadan Axdiga Heshiiska Caruurta oo ay Soomaaliya Saxiixday sanadkii 2015 ayaa Wasaradda Haweenka iyo...