Friday, June 22, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

2753 POSTS 0 COMMENTS

Danjire Xuseen Xaaji Axmed oo la kulmay wasiirka arimaha gudaha ee...

Danjiraha dowlada Soomaaliya ee wadanka Koonfur Sudan mudane Xuseen Xaji Axmed oo ay wehliyaan  Diblomasiyiinta Safaarada ayaa maanta kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha wadankan Koonfur...

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Buulaburde

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Buulaburde ee gobalka Hiiraan, xili halkaas ay ka jirto xiisado colaadeed. Madaxweynaha iyo...

R/wasaaraha JFS oo sheegay in Dowladda ay ku shaqeyneyso Aragtida shacabka

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Wasiirka Amniga  Gudaha iyo  Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa  Muqdisho ayaa boqolaal shacabka xeebta Liido kula...

Eng. Yarisow “Al-Shabaab nagama hor-istaagi karaan gurmadka abaaraha ee dalka ka...

Wasiirka Warfaafinta & Hannuuninta Dadweynaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey falkii maanta ay kooxaha...

Safiirkii hore ee Safaaradda Soomaaliya u fadhiyay Kenya oo xilka...

Dajnirihii hore ee safaaradda Soomaaliya u fadhiyay Wadanka Kenya, haatanna ah Wasiirka Qosheynta, Maalgashigga iyo Horrumarinta dhaqaalaha  Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta xilka...

Xoolahaaga ama xirfadaada ayaa loo qaadanaya lacagaha waxbarashada Iskuulada Zimbabwe

Mogadishu(SONNA)-Waalidiinta reer Zimbabwe ee aanay awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha iskuulada lagu bixiyo(School fees) waxa ay ku bixin karaan xoolahooda sida ariga-kan cad...

Xildhibaannada oo isku raacay hanaanka lagu soo dooranayo kuraasta ka maqan...

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan oo shir guddoominayay kulanka Xildhibaananda ay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ayaa ugu horeyn Mudanayaasha u...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya oo daah furay xafiis cusub oo lagu...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliso Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Maryan Qaasim Axmed...

DAAWO SAWIRRADA:- Wasiirka Dhalinyarada Oo Muqdisho Kusoo Dhaweysay Madaxweynaha CAF

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gubdineynaa sawirrada Wasiirka dhalinyarada iyo cayaarraha dowladda federaalka Soomaaliya oo muqdisho kusoo dhaweysay Madaxweynaha Xiriirka kubadda cagta...

Kulanka Wadatashiga Madaxda Qaran iyo Madaxda Dowlado Goboleedyada

Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Waxaa kulanka shir...