Thursday, February 22, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

2196 POSTS 0 COMMENTS

Shir looga hadlayo Horumarinta Qorshaha Qaranka ee Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo...

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ,Dhirta iyo Daaqa ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa Hay’adda cunadda iyo beeraha u qaabilsan QM ee FAO ayaa soo qaban...

Qarax ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO (SONNA) Saddex Qof oo labo ka mid ah ay yihiin shacab halka Qof kalana uu yahay Askari ka tirsan ciidanka ammaanka ayaa ku...

Wafdi uu Hogaaminayo wasiir ku xigeenka qorshaynta Somaliya oo Garoowe Gaaray.

Wafdigan waxaa Hogaaminayay wasiirku xigeenka qorshaynta iyoiskaashiga caalamiga ah ee dowladafederaalka ah ee Soomaaliya C/laahi Shiikh Cali Qalocow waxaana safarkiisa qayb ka mas’uuliyiin ka...

Taliska Ciidanka Booliska Puntland oo galkacyo usoo gaaray kormeerka iyo tiro...

Kormeerkan iyo tiro koobka ciidanka Booliska ee uu bilaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Cabdulqadir Shire Faarax Ereg iyo saraakiisha uu hogaaminayo ayaa waxaa qayb ka aha...

Dagaal ka socda Galbeedka Kismaayo

MUQDISHO (SONNA) Dagaal u dhaxeeya Ciidanka dowlad gobaleedka Jubbaland iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ka socda Deegaanka Beerxaani...

Wasaaradda Howlaha Guud oo dib u howlgalisay sheybaarka lagu hubinayo Tayadda...

MUQDISHO (SONNA) Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta waxaa ay Maanta xariga ka jartay sheybaarka lagu hubinayo Tayadda Qalabka Dhismaha mudo 25 kadib ah. Waxaa sheybaarkan...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo joojiyay Doorashadii ka socotay Muqdisho

MUQDISHO (SONNA) Guddiga doorashooyinka dadban ayaa ku dhawaaqay in la hakiyay Doorashada ka socotay magaalada Muqdisho ee xubnaha Aqalka Hoose ee Goballada Waqooyi. Maxamed Kaynaan...

Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay degmada Jalalaqsi

MUQDISHO (SONNA) Shan ruux ayaa ugu geeriyootay 18-kalena waa ay la ildaranyihiin xanuunka shuban biyoodka oo ka dilaacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Guddoomiyaha Degmada...

Al-Shabaab oo dad rayid ah ku laayay Galbeedka Kismaayo

MUQDISHO (SONNA) Dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa sheegay in Maleeshiyada Al-Shabaab ay dad rayid ah ku dileen Galbeedka magaalada Kismaayo. Madaxweyne Ku xigeenka Jubbaland...

7-Qof oo ku dhimatay Qarax ka dhacay Ex-Control Afgooye

MUQDISHO (SONNA) Toddoba ruux ayaa ku geeriyooday Qarax maanta ka dhacay Maqaayad ku taala meel u dhow isgoyska Ex-control Afgooye ee magaalada Muqdisho. Maleeshiyada Al-Shabaab...