Monday, July 16, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

2854 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Marxuum Dr Food Cadde

Muqdisho, 12 Luuliyo, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid, Alle ha u naxariistee, Dr. Axmed...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Shiinaha. +Sawirro

Beijing(SONNA) :- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay caasimadda Beijing Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo booqday Hey’adda Iskaashatada dhismaha ee Shiinaha.+Sawirro

Beijing(SONNA):-- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa shalay booqday Hey'adda Iskaashatada dhismaha ee Shiinaha, waxaana...

Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo sheegay inuu xirmay Kalfadhigiii Seddexaad ee Golaha...

Muqdisho (SONNA), Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xildhibaanada Golaha Shacabka ku wargeliyay in kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Shacabka...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo qabatay Madal ku saabsan Heshiisyadii Baydhabo “Sawirro”

Muqdisho  (SONNA), Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu heleen in looga jawaabo su’aalaha ku...

Shir looga hadlayey Ganacsiga Soomaaliya oo ka furmay magaaladda Muqdisho “Sawirro”

Mudisho (SONNA), Shirkaan looga hadlayey siddii ganacsiga Soomaaliyeed kor loogu qaadi lahaa oo uu daah furey wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa...

Wasiirka Difaaca iyo Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida oo kormeer qiimeyn ah...

Muqdisho (SONNA), Wasiirka Wasaaradda Difaaca Xukuumadda federaalka Soomaaliyeed, mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) , taliyeyaasha ciidanka qalabka sida, xoghayaha guddiga difaaca golaha shacabka iyo...

Guddiyada dib u eegista Dastuurka ee BFS oo Muqdisho kulan ku...

Muqdisho (SONNA), Guddiga madaxa banaan ee dib u eegista iyo  hirgelinta Dastuurka, ayaa maanta ku wareejiyey guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta...

Wasiir Beylah “Dakhliga Dalka ilaa iyo 58% ayaan Daboolnay”

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi raxmaan Ducaale Beylah ayaa Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magaalada Muqdisho wuxuu faahfaahiyay waxyaabihii u qabsoomay...

Kulan looga Hadlayay Shaqo La’aanta heysa Ardayda kasoo baxda Jaamacadaha oo...

Muqdisho (SONNA) Kulan looga hadlayey sidda wax looga qaban lahaa Shaqo la’aanta heysa Ardayda kasoo baxday Jaamacadaha Dalka ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay...