Saturday, January 20, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

1975 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha JFS oo furay shirka madasha wadatashiga Qaran

Muqdisho(SONNNA):--Madaxweynaha J.f Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka madasha Wadatashiga Qaran, kaas oo looga hadlayo doorashooyinka dalka ka...

Doorashada Aqalka Sare oo Muqdisho ka bilaabanaysa

Muqdisho (SONNA) Guddiga fulinta ee doorashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ee u gaarka ah Goballada Waqooyi ayaa ku dhawaaqay in doorashada xubnaha Aqalka...

Puntland oo ciidammo dhinaca Badda ka gala u dirtay degmada Qandala

MUQDISHO (SONNA) Dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegay in ciidammo gaar ah ay u direen degmada Qandala kuwaasi oo ka soo galaya dhinaca...

Madaxweynaha oo bogaadiyey doorashooyinka Gobollada Woqooyi ee Muqdisho ka billowday.

MUQDISHO (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyey Guddiyada Doorashooyinka Dadban, Madaxda Dhaqanka Gobollada Woqooyi , Ergooyinka Gobollada Woqooyi doorashada...

Madaxweynaha oo ku ammaanay Dowlad Gobolleedka K/Galbeed dhameeystirka doorashooyinka Golaha Shacabka.

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed oo soo dhameeystiray 69-ka...

Lix Xildhibaan oo maanta lagu doortay Muqdisho

MUQDISHO (SONNA) Doorashada Xubnaha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya ee ka socota magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu doortay ilaa iyo Lix xildhibaan oo ku...

Maalinta Naafada Aduunka oo Muqdisho laga xusay

Munaasabadaan lagu weynaynayay Maalinta naafada Aduunka oo ku began 3da December waxa lagu dhiira galinayay Dadka baahiyaha Gaarka qaba ee Ku nool magaalada muqdisho...

FAALLO:- Go’doominta Al-Shabaab iyo Gaajada Shacabka.

    MUQDISHO (SONNA) Qaybo badan oo ka mid ah Jamhuuriyadda Soomaaliya waxaa ku dhuftay Abaaro baahsan kuwaas oo ay ku nafwaayeen Muwaadiniin Soomaaliyeed, ka dib...

Tababar lagu hormarinayo Gobollada Dalka oo ay qabatay Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Tababarkan oo socday muddo afar maalmood ah ayaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka waxay u qabatay 27 xubnood oo ka mid ah howl wadeenadan...

Jubbaland oo hal kursi dib loo dhigay berri Doorashooyinka Aqalka Hoose

Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay laba kursi oo ka mid ah saddexdii Kursi ee ugu dambeysay tartanka doorashada Xubnaha Dowlad-goboleedka Jubbaland u matalayo...