Friday, April 20, 2018
Authors Posts by sonna news

sonna news

2461 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Farmajo oo amray howgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge Al-Shabaab...

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmajo) ayaa amray howlgal qorsheysan oo ay nala fuliyeen saaxiibada caalamka ee ShaashWeyn oo bannaanka...

Laamaha Ammaanka oo fashiliyay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa

Muqdisho(SONNA) Ciidamada Ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay fashiliyaan gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa kaasi oo kooxaha argagixisada ay ugu talagaleen...

Ra’iisul Wasaare Khayre “Dhalinyaradu waa Hormuudka iyo horumarka dalka”

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, ayaa ka...

Madaxweyne Farmaajo o lakulmay guddiga taakuleynta ciidamada Qalabka Sida

Muqdisho(SONNA) Guddiga Taakuleynta & Wacyi-gelinta Ciidamada Qalabka Sida ayaa kulankii ugu horreeyey ku yeeshay magaalada Muqdisho tan iyo markii la magacaabay. Xubnaha guddiga ayaa ka wada...

DHAGEYSO:Wareysi ku saabsan Tahriibayaal Soomaali iyo Itoobiyaan isugu jira oo ku...

Muqdisho(SONNA) Koox u dooda xuquuqda muhaajiriinta, ayaa sheegtay in dadka wax tahriibiya ay 50 dhallinyaro Soomaali iyo Ethiopian ah ku harqiyeen xeebaha Yemen, kadib...

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Muqdisho (SONNA)- Taliyaha Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliyeed Mudane Cabdulaahi Cali Samnbalooshe  ayaa wada hadallo la xiriira sii xoojinta xiriirka walaaltinimo ee dhinacyada badan khuseeya la...

Golaha Wasiirada Puntland oo maanta la ansixiyay

Muqdisho(SONNA) Kulankan ansixinta Golaha Wasiirada cusub ee Puntlnd waxaa goob joog ka ahaa madaxweynaha Puntland kaasi oo baarlamanku ka codsaday in si duuduub ah...

Mareykanka oo eryay Dibolomaasiyiin Kubaan ah

Muqdisho(SONNA)- Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay dalkeeda ka erisay laba dibolomaasiyiin u dhashay waddanka Kuba saababo la xiriira dhacdo...

DHAGEYSO: Wareysi ku saabsan heshiisyo wasiirka waxbarashada Soomaaliya uu la galay...

DHAGEYSO: faah faahin ku saabsan heshiisyo uu wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalak soomaaliya mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan oo ku sugan dalka Suudaan la saxiixday madaxda...

Madaxweynaha JFS” Amniga waxaa lagu sugi karaa in shacabka iyo laamaha...

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey iney ka qeyb qaatan xasilinta Amniga Caasimadda si...