Sunday, December 17, 2017
Authors Posts by sonna news

sonna news

1733 POSTS 0 COMMENTS

R/wasaare kheyre” Tayenta Waxbarashada Dalka waxay muhiim utahay Hormarka Dalka”+SAWIRRO

Muqdisho(SONNA):--Ra’iisul Wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali kheyre oo maanta kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa  tilmaamay in horumarinta...

Madaxwaynaha Puntland oo daahfuray dhismaha Wada eyl-dan gorayo(SAWIRRO)

Munaasabaaani daahfurka dhismaha wada Dangorayo eyl waxaa ka sooq ayb galay Madaxwayanah Puntland ,ku xigeenkiisa ,Gudomiyaha Baarlamaanak Puntland ,Golayasha kala duwan ee Dowlada Oday...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay

MUQDISHO (SONNA) Madaxwene Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaamineyey ee booqashada ku tagay dalka Turkiga ayaa dib ugusoo laabtay dalka. Kasokow booqashada Madaxweyne Farmaajo...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dowlad-goboleedka Galmudug oo ka warbixiyay wax-qabadkiisa

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dowlad goboleedka Galmudug Avv. Yaxye Sheekh Cali oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay waxqabadkiisa wixii ka dambeeyay markii...

R/wasaare Khayre “Aniga Madaxda kale ee Qaranka waxaa naga go’an inaan...

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka Kulanka Todobaadka ee ka baxa Tvga Qaranka ayaa wuxuu ka hadlay Arrimo badan oo ay...

R/wasaare Xasan Cali Kheyrre oo dad shacab ah shaah kula cabay...

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyrre ayaa dad shacab ah kula shaahay maqaayad ku taal degmada Shibis ee gobolka Banaadir. Ra’iisul wasaaraha oo kasoo...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo ka qeyb galay kulan dhaqaale loogu Aruurinayey...

Muqdisho, 27 Abriil 2017-----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay kulan dhaqaale loogu aruurinayey dadka Soomaaliyeed...

Golaha Wasiirrada Jubbaland oo ka shiray Ammaanka (SAWIRRO)

Kismaayo, Jubbaland (27 April, 2017)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka Khamiis laha ah ee Golaha...

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Amniga, Maareynta Maaliyada, xaalada shuban-biyoodka...

  MUQDISHO (SONNA)-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha...