Wednesday, November 22, 2017
Authors Posts by sonna news

sonna news

1566 POSTS 0 COMMENTS

Wasiir Cabbaas: Shakhsi Muhiim Ah oo Ka Baxay Qaranka

Muqdisho (May 4, 2017)- Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka tacsiyeynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska...

Madaxweynaha JFS oo la kulmay R/wasaaraha Itoobiya (SAWIRRO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku jooga dalka Itoobiya ayaa ka la kulmay Ra'iisul Wasaaraha dalkaas...

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geeridii Cabaas Siraaji, Wasiirkii Howlaha Guud

Muqdisho 3 May 2017 - Madaxda Qaranka ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee Wasiirkii Howlaha Guud...

Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay

Muqdisho,(SONNA):-Wasiirkii Wasaaradda Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Allaha u naxariistee Cabaas Sheekh C/laahi Siraaji ayaa goor dhow lagu dilay magaalada...

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo si wayn loogu soo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waxaa soo dhoweeyay wafdiga madaxweynaha...

Golaha Wasiirada oo maanta bilaabay kulan 2 cisho oo wadatashi (Retreat)...

Muqdisho, 02 May 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi (Retreat) labo cisho ah oo...

R/wasaare Kheyre”Waa inan shacabka dhex-galnaa si aan u dhageysano Talooyinkoodda”(Sawirro)

Muqdisho(SONNA):--Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay Madal looga hadlayay dar-dar galinta wax qabadka Xakuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Diyaarinta...

Baarlamaanka Federaalka Oo Abaal Marinno Guddoon Siiyey Wasaaradda Warfaafinta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo, Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre, Guddoonka Golaha Shacabka, Wasiirro, Xildhibaanno ka kala socday labada aqal...

Dowladda Jarmalka oo Soomaaliya ugu deeqday 70 Milyan oo Yuuro

Muqdish(SONNA)–R/wasaaraha dowladda JFS Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Muqdisho kula  kulmay Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel oo...

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Jarmalka oo soo gaaray Muqdisho

Muqdish(SONNA)--Ra'iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka ayaa goor-dhow ka soo dagay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee  Magaalada Muqdisho waxaana ku soo dhaweeyay...