Tuesday, April 25, 2017
Authors Posts by Sonna News

Sonna News

60 POSTS 0 COMMENTS

Dibadbax baarlamanka looga dalbanayay ansixinta wasiirrada cusub oo lagu qabtay Muqdisho

Banaanbax ay ka qeybgaleen dadweyne farabadan oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir, laguna dalbanayay in baarlamanka uu codka kalsoonida siiyo wasiirrada uu dhawaan...

Xildhibaan Qoone oo Baarlamaanka ugu baaqay in la ansixiyo Xukuumadda

Xildhibaan Maxamed Xassan Ibraahim Qoone Oo Ka mid ah xildhibaanada gollaha shacabka oo uwaramayey Radio Moqdisho ayaa waxaa uu sheegay in aad u soo...

Galmudug oo soo dhaweeysay codsigii R/wasaaraha ee ahaa in dib loo...

Maamulka Galmudug ayaa soo dhaweeyey codsigii Dowladda Federaalka ah ee ahaa in dib loo dhigo doorashada madaxwaynaha Galmudug muddo 45 cisho ah. halkan hoose ka...

Dagaal ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee Gobalka Jubbada Hoose

MUQDISHO (SONNA) Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya ciidanka Kenya...

Golaha Wasiirada oo Shir deg deg ah ka yeelanaya Gurmadka Abaaraha...

MUQDISHO (SONNA) Ra’isul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo wareysi gaar ah siiyay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa wuxuu...

Baarlamaanka oo ansixiyay in Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka ay...

MUQDISHO (SONNA) Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay in Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee 2020-ka ay goobjoog ka noqdaan Doorashada Madaxweynaha...

Hub laga helay Markab ku soo xirtay Dekadda Kismaayo

MUQDISHO (SONNA) Markab ku soo xirtay Dekadda Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga helay Nuucyo ka mid ah Hubka, sida ay sheegayaan xogo ay heshay...

Guddoonka Baarlamaanka Oo Shaaciyey Magacyada Guddiga Doorashada Madaxweynaha ….Akhriso

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo gudbineynaa magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo ka kooban Xildhibaannada Baarlamaanka labada aqal. HALKAAN RIIX EE AKHRISO http://sonna.so/wp-content/uploads/2017/01/Magacaabid-Guddi.pdf

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka oo la doortay

MUQDISHO (SONNA) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa waxaa ku guuleystay Xildhibaan Cabdi Xaashi C/laahi ka dib markii uu helay codad gaaraya 43-cod iyadoo...

RW Ku-Xigeenka dalka oo warbixin ka dhageystay guddiga abaaraha ee heer...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa warbixin ku saabsan wax-qabadka Guddiga Abaaraha ee heer Qaran ka dhageystay xubnaha guddiga. Mudane...