Thursday, June 22, 2017
Authors Posts by sonna news

sonna news

665 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Kampala (SAWIRRO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Kampala. Kulankan ballaaran waxaa loga gol lahaa in jaaliyadda...

Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay saldhigga degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Dad goobjoogayaal ah ayaa soo sheegaya in Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa...

Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka oo ka warbixiyay socdaal ay ku...

WARMURTIYEED KU SAABSAN SAFARKII GUDDIGA DOORASHOOYINKA HEER QARAN AY KU TAGEEN PUNTLAND Muddada Safarka:         June 20th to 24th, 2017 UJEEDDADA SAFARKA GUDDIGA Guddiga Madaxbannaan ee Doorashooyinka Qaranka...

DAAWO SAWIRRADA: Madaxweynaha Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb gali...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo gaaray Uganda ayaa halkaasi uga qeybgali doono shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga gobolka. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Maamulka Hirshabeelle oo ka Hadlay Dhexdheexaadinta Dhinacyada beelahii...

Wasiirka Arimaha  Gudaha  Maamulka  Hirshabeelle  Maxamad Cali Caadle  ayaa   Sheegay inay  Xabad Joojin Kala  Dhex  Dhigeen  Dhinacyadii  Beelaahii  Ku Dagaalamay Deegaano  Hoostaga Degmada...

RW Khayre oo si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ee degmada...

Muqdisho, 20 June 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ay ku bartil-maameedsadeen...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay wiilkii ku guuleystay Tartankii Qur’aanka Kariim ee...

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta madaxtooyadda Soomaaliya ku qaabilay Maxamed Cabdilaahi Aadan oo kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur'aanka kareemka ee lagu qabtay...

Wasaaradda Amniga oo faah faahin ka bixisay Qaraxa ka dhacay degmada...

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Qaraxa ka dhacay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, oo kooxaha Argagixisada ah ay ku laayeen dadka Rayidka...

Shirka qorshe howleedka wasaaradda waxbarashada oo Muqdisho ka furmey

Shirkan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa maanta waxaa furay wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka, waxaana looga hadlayaa...

Wasaaradda Amniga ayaa ka hadashay sababta loo xiray wadooyinka Magaaladda Muqdisho.

Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay sababta ka danbeyso xiritaanka qaar ka mid ah jidcadayaasha Magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa sheegay...