Wednesday, September 20, 2017
Authors Posts by Mohamed Dek

Mohamed Dek

75 POSTS 0 COMMENTS

Antoine Griezmann oo ay macquul tahay inuu ku biiro United

(SONNA) :- Kooxda Manchester United, ayaa lasoo sheegayaa inay ku dhawdahay heshiiska weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann. Khamiistii shalay ayaa macallinka naadiga Diego Simeone, waxa...

Waa kuma? Qofka xigga ee Ballon D’or heli doonno

(SONNA) :- Dhowrkii sanno ee la soo dhaafay waxaa jaa’isada heybada leh ee Ballon D’or ku kala guulleysanayay xiddigaha ka kala tirsan Barcelona iyo Real...

Neymar oo ku tallinayo in la soo iibiyo Coutinho

(SONNA) :- Weeraryahanka reer Brazil ee kooxda Barcelona Neymar, ayaa kula tallinayo naadigiisa soo iibsashada xiddiga ay dhallasho wadaagga yihiin ee Philippe Coutinho, kaa...

Manchester United oo lacag badan ku raadineyso Mbappe

(SONNA) :- Kooxda Manchester United, ayaa lasoo sheegayaa inay 95 milyan oo ginni ay ku raadineyso weeraryahanka AS Monaco ee la yiraahdo Kylian Mbappe,...

HORYAALKA SOOMAALIYA: Heegan oo garaacday dhiggeeda Jeenyo

Muqdisho (SONNA) :- Kullan ciyaareedkan ka tirsan horyaalka kubbadda cagta Soomaaliya, ayaa waxa uu galabta ka dhacay garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho, waxa ay...