Friday, July 28, 2017
Authors Posts by Mohamed Dek

Mohamed Dek

53 POSTS 0 COMMENTS

Shirweynihii shannaad ee xiriirka Tennis-ka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SONNA) :- Shirkan oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka socotay wasaarrada dhallinyarada iyo cayaaraha, xubno ka tirsan guddiga...

Wax ka barro xiddigihii fiicnaa ee United iska iibisay

(SONNA) :- Manchester United, oo ka dhisan horyaalka Ingiriiska, ayaa iska iibisay xiddigo wax badan kusoo kordhin karay haddaba aynu wax ka barrano laacibiintaasi:- 1-Michael Keane...

Bayern Munich oo raadineyso Bernardo Silva

(SONNA) :- Kooxda Jarmalka ee Bayern Munich, ayaa diyaar u ah Manchester United, Chelsea iyo Real Madrid inay kula dagaallanto saxiixa weeraryahanka AS Monaco Bernardo...

UEFA oo gannaaxday Dele Alli

(SONNA) :- Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Tottenham Dele Alli, ayaa la gannaaxay seddex ciyaarood tartamada Yurub, kaddib roosihii uu qaatay ciyaar dhacday bishii lasoo...

Banaadir iyo Elman oo ku hardamyo hoggaaminta horyaalka Soomaaliya

Muqdisho (SONNA) :- Garoonka Jaamacaddaha ee ku yaallo degmada Hodan, ayaa marti gellin doonno mid ka mid ah kullamada ugu adag horyaalka dalka, waxaanna isaga...

Hoggaamiye Fariid: “Waan mudneyn guushii aan ka gaarnay Jeenyo.”

Muqdisho (SONNA) :- Kabtanka kooxda Booliska Soomaaliyeed ee Heegan Jabriil Xasan Fariid, ayaa sheegay inay rajo wanaagsan ka qabbaan hannashada horyaalka kubbadda cagta Soomaaliya, isaga...

Paul Pogba muxuu ka sameeyay garoomada

(SONNA) :- Laacibka reer France ee ka tirsan kooxda Manchester United Paul Pogba, ayaa bandhig fiican ka sameeyay garoomada kubbadda cagta, waxanna iminka loogu yeerayaa...

Arsenal oo baacsaneyso xiddig ka tirsan Barcelona

(SONNA) :- Naadiga ka dhisan Ingiriiska ee Arsenal, ayaa la oggaaday inay diyaar la tahay 25 milyan oo ginni, si ay u soo qaadato...

Antoine Griezmann oo ay macquul tahay inuu ku biiro United

(SONNA) :- Kooxda Manchester United, ayaa lasoo sheegayaa inay ku dhawdahay heshiiska weeraryahanka Atletico Madrid Antoine Griezmann. Khamiistii shalay ayaa macallinka naadiga Diego Simeone, waxa...

Waa kuma? Qofka xigga ee Ballon D’or heli doonno

(SONNA) :- Dhowrkii sanno ee la soo dhaafay waxaa jaa’isada heybada leh ee Ballon D’or ku kala guulleysanayay xiddigaha ka kala tirsan Barcelona iyo Real...