Friday, May 26, 2017
Authors Posts by Mohamed Dek

Mohamed Dek

48 POSTS 0 COMMENTS

Macallinkii xulka Netherlands Danny Blind oo la buriyay

(SONNA) :- Waxaa lasoo sheegayaa in la ceyriyay tababare Danny Blind, kaddib markii 2-0 guuldarro ah ay kasoo gaartay Bulgaria, isreebreebka koobka adduunka 2018-ka. Hoggaamiyihii hore...

Manchester City oo lacago badan duldhigtay Danny Rose

(SONNA) :-  Kooxda Manchester City, ayaa lasoo warinayaa inay isku diyaarineyso soo xerogelinta daafaca midig ee Tottenham Danny Rose, kaas oo ay xagaagan ku...

Real Madrid oo biloowday wada-xaajoodka Hazard

(SONNA) :-  Naadiga Real Madrid ee ka dhisan waddanka Spain, ayaa biloowday wadahaddalada ay ku raadineyso weeraryahanka kooxda Chelsea Eden Hazard, kaas oo ay...

Tababaraha kooxda Jeenyo oo is-casilay

(SONNA) :-  Kooxda Jeenyo, ayaa toddobaadkan sheegtay inay isaga baxday horyaalka kubbadda cagta Soomaaliya, iyadoo ku micneysay garsoorid xumo ay ka tirsaneyso xiriirka Soomaaliyeed...

Defoe: “Soo laabbashada ciyaaraha caalamiga waa mid darreen ii leh”

(SONNA) :-  Xulka Ingiriiska, ayaa 2-0 waxa ay kaga badiyeen dhiggooda Lithuania, ciyaartan ayaa waxa ay ka dhacday garoonka Wembley. England veteran Jermain Defoe has...

Wenger oo qandaraas cusub ka helay Arsenal

(SONNA) :-  Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger, ayaa wadahadal la lahaa shaqsiyaadka wadaaggo milkiyada naadiga, macallinka ayaa sii joogi doonno kooxda labbada sanno ee...

Yaya Toure oo doonnayo labbada Milan midkood inuu ku biiro

9SONNA) :- Ciyaartooyga khadka dhexe ee Manchester City Yaya Toure, ayaa la warinayaa inuu daneynayo ka mid noqoshada labbada Milan ee ka dhisan horyaalka waddanka...

Liverpool oo qaadeyso tallaabo ay kusoo xerogalineyso James Rodriguez

(SONNA) :- Naadiga Liverpool, ayaa markan ku dhaawaaneyso soo xerogelinta James Rodriguez oo ka tirsan Real Madrid, marka uu furmo suuqa kala iibsiga ciyaartooyda, laakiin...

Barcelona oo wadahadal la furtay Coutinho

(SONNA) :- Kooxda kubbadda cagta Barcelona, ayaa qaaday tallaabadii koowaad ay kusoo xerro-gellin laheyd xiddiga Liverpool Philippe Coutinho, iyadoo iminka la furtay wadaxaajood ku saabsan...

Chelsea oo kula dagaallameyso United saxiixa Griezmann

(SONNA) :-  Kooxda kubbadda cagta Chelsea, ayaa dhiggeeda Manchester United waxa ay kula loollameysaa saxiixa Antoine Griezmann marka uu furmo xagaagan suuqa kala iibsiga...