Friday, May 26, 2017
Authors Posts by Mohamed Dek

Mohamed Dek

48 POSTS 0 COMMENTS

Mourinho oo go’aamiyay inuu dib ula middoobo Ozil

England (SONNA):- Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho, ayaa lasoo sheegayaa inuu lasoo saxiixanayo xiddiga Mesut Ozil, oo ay macquul tahay dhammaadka xagaagan inuu...

Maalinta ciyaartooyda Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho laga xusayo

Muqdisho (SONNA) :-  Waxa ay ku began tahay labbo munaasabaddood oo aad u waa weyn, waa maalinta cayaaraha iyo nabadda adduunka, waxa kale oo...

Xasan Wiish: “Maanta waxa ay ku beeggan tahay maalintii ay geeriyoodeen...

Muqdisho (SONNA) :- Guddoomiyaha cayaaraha maamulka Gobalka Banaadir ahna xubin ka tirsan guddiga fullinta Olympic-da Soomaaliyeed Xasan Aadan Xaaji Wiish, ayaa sheegay maanta oo...

Macallinkii kooxda Gaadiidka oo is-casilay

(SONNA) :-  Edward Karanja, oo u dhashay dalka Kenya ayaa ka mid ah tababarayaasha ajaanibta ee u soo shaqo doontay horyaalka kubbadda cagta Soomaaliya,...

Natiijooyinka cayaaraha horyaalka Soomaaliya

(SONNA) :-  Kooxda Elman ayaa dhiggeeda Waxool waxa ay kula ciyaarta garoonka Banaadir ee magaaladda Muqdisho, kullankan ayaa ka mid ahaa cayaaraha horyaalka kubbadda...

Eennoow: “30-sano kaddib ayaan qabannay cayaaraha degmooyinka ee K/Gacanta” DHAGEYSO.

(SONNA) :-  Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Gacanta Maxamed Xuurshe Xasan Eennoow, oo la hadlayay wakaaladda wararka qaranka Soomaaliyeed ee ‘SONNA’ ayaa waxaa uu...

Dekadda oo kasoo muuqatay hoggaanka horyaalka Soomaaliya

(SONNA) :- Kooxda Dekadda, ayaa ciyaartii ay kula qaadatay dhiggeeda Jeenyo garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku dhammaatay 4-0 oo ay seddexda...

Juventus iyo Napoli oo isku heysto laacib ka dheello horyaalka Ingiriiska

(SONNA) : - Naadiyada ka dhisan Talyaaniga ee kala ah Juventus iyo Napoli, ayaa isku diyaarinayo saxiixa ciyaartooyga khadka dhexe ee kooxda Southampton Dusan Tadic,...

Chelsea oo bartilmaameedkeedda ugu weyn ka dhigganeyso Sanchez

(SONNA) :- Kooxda Chelsea, ayaa qorsheyneyso inay si aragagax leh kusoo qaadato weeraryahanka Arsenal, marka uu dhammaado xilli ciyaareedkan. 28-sanno jirkaan ayaa weli diidan inuu saxiixo...

Calderon: “Hazard isagaa doorran karo Real”

(SONNA) :-  Madaxweynihii hore ee kooxda kubbadda cagta Real Madrid Ramon Calderon, ayaa sheegay inaysan sahal in la helo Eden Hazard, balse ay macquul...