Friday, July 21, 2017
Authors Posts by Mohamed Dek

Mohamed Dek

53 POSTS 0 COMMENTS

Horyaalka heerka seddaxaad ee Soomaaliya oo la shaaciyay xilliga uu furmayo

Muqdisho, (SONNA):-  Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa shaaciyay 15-ka bishan July inuu bilaabban doonno horyaalka heerka seddexaad ee kubadda cagta Soomaaliya. Sidoo kale waxaa...

Romelu Lukaku oo caafimaadka u marayo Manchester United

Manchester, (SONNA):-  Kooxda Manchester United, ayaa xaqiijisay inay heshiis la gaartay weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku. Everton oo uu xiddiga ka tirsanaa ayaa aqbashay...

NATIIJO: Waxool oo ka badisay Barriga dhexe

Muqdisho, (SONNA):-  Kullankan oo ka tirsanaa horyaalka kubadda cagta Soomaaliya, ayaa ka dhacay garoonka Banaadir, waxanna labbada dhinac ay soo bandhiggeen kubadd wanaagsan. Kooxda Waxool...

DEG DEG: Messi oo qandaraas cusub u saxiixay Barcelona

Barcelona, (SONNA):- Sida goor dhaw lagu shaaciyay bogga Twitter-ka ee naadiga Barcelona, laacibka kooxdaasi Lionel Messi, ayaa saxiixay heshiis cusub uu kula sii joogayo...

Horyaalka kubadda cagta Soomaaliya oo dib u furmayo

Muqdisho, (SONNA):- Waxaa lagu waddaa in maalinta berri ah uu dib u furmo horyaalka kubadda cagta Soomaaliya oo hakad la geliyay bishii barakeysneyd ee Ramadaan,...

Suudaanta Koonfureed iyo Soomaaliya oo maanta kuwada ciyaarayo Jubba

Muqdisho (SONNA):-  Lugta labbaad isreebreebka koobka Chan-ka ee ah koobka labbaad ee ugu weyn qaaradda Afrika, waxaa wadda ciyaari doonno xulalka Suudaanta Koonfureed iyo...

Xulka qaranka Soomaaliya oo maanta u safray Suudaanta Koonfureed

Muqdisho: (SONNA):- Wararka inaga soo gaarayo magaalada Jabuuti ee xarunta waddanka Jabuuti, ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ay halkaasi ka dhoofeen ciyaartooyda xulka qaranka...

CHAN CUP: Soomaaliya oo maanta la ciyaareeyso Suudaanta Koonfureed

Muqdisho (SONNA):-  Xiddigaha xulka qaranka Soomaaliya ee kubbadda cagta, ayaa ku sugan waddanka Jabuuti, iyagoo halkaas kula dheelli doonno dhiggooda Suudaanta Koonfureed, waxanna ay...

Tartanka kubbadda gacanta degmooyinka oo soo gaaray wareegga siddeed dhammaadka

Muqdisho (SONNA) :- Guddiga cayaaraha maamulka gobalka Banaadir, ayaa soo saarray isku aadka wareegga siddeed dhammaadka ee tartanka kubbadda gacanta degmooyinka, cayaarahan ayaa waxa...

Koob lagu maamuusayay Allaha u naxariisto garsoore Cabdi Cabdullaahi oo lagu...

Muqdisho (SONNA) :- Koobkan oo lagu xusayay Allaha u naxariistee garsoore Cabdi Cabdullaahi, ayaa waxaa lagu qabtay garoonka isaga loogu magacdarray ee ku yaallo...