Wednesday, October 24, 2018
Authors Posts by Sonna

Sonna

270 POSTS 0 COMMENTS

Mareykanka: 17-qof oo ku  dhimatay shil ku yimid doon dalxiis.

Sagaal ruux oo isku qoys ah ayaa ka mid ah 17-dhimasho ah oo soo gaartay dad la socday Doon lagu dalxiiso oo ku qallibantay...

 Libya: 156 muhaajiriin cusub oo la badbaadiyay

Ugu yaraan 156 muhaajiriin oo bilaa sharci ah ayaa lagu badbaadiyay badweynta woqooyi galbeed ee dalka Liibiya , iyagoo ku safraya doon,sida ay xaqiijiyeen...

Mareykanka oo diyaar u ah in wadahadallo uu la yeesho Talibanka...

Mareykanka ayaa diyaar u ah in uu ka qeybgalo wadahadallo waan-waan ah oo toos ah oo lala galo kooxda Taliban,si la isugu dayo dhameynta...

Turkiga oo cambaareyay weearkii argagixiso ee ka dhacay Muqdisho.

  Madaxda Turkiga ayaa  cambaareeyay weerarkii argaixiso ee maalinimadii shalay kooxo hubeysan oo naftood halligayaal ah ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho. War saxafadeed ka soo baxay...

Madaxweynaha Eretrea Isayas Afwerki oo gaaray Ethopia

Itoobiya(SONNA) R/waaaraaha dalka Ethopia Abiy Ahmed ayaa maanta magaalada Adis ababa ku soo dhoweeyay Madaxweynaha dalka Eretrea Isayas Afwerku oo boqasho 3-cisho ah ku tagay...

 Kumanaan ruux oo ka qeybgalaya Baroor-diiq loo sameynayo xasuuqii muslimiintii Bosnia

Kumanaan dad ah oo ka kala socda dunida ayaa maalintii 2-aad ka qeybgalaya munaasabad baroor-diiq ah oo lagu xusayo sanadguurada 23-aad ee ka soo...

R/wasaaraha Ethopia oo booqasho taariikhi ah ku tagay Eritrea

Asmara-(SONNA)- R/wasaaraha Ethopia Abiy Ahmed iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay  Caasimadda dalka Ereitrea ee Asmara, waxaana gegida diyaaradaha ku...

Maxkamadda dalka Iiraan oo dishay 8-ka mid ah ururka Daacish

Iran ayaa khaarajisay 8-ka tirsan xubnaha Ururka Daacish oo la tilmaamay in sanadkii hore ay weerareen xarunta Baarlamaanka dalkaasi ee magaalada Tehraan,sida laga soo...

Madaxwenaha la doortay ee Mexico Mr Obrador oo wacad ku maray...

Musharaxa xisbiga garabka midig  Andrés Manuel López Obrador oo guul ka gaaray doorashadii madaxtinimo ee dalka Mexico ,ayaa sheegay in uu la imaan doono...

Sacuudiga oo qorsheynaya in uu  kordhiyo wax soo saarka shidaalka.

Sacuudiga ,ayaa qorsheynaya in uu  kordhiyo wax soo saarka shidaalka,kadib kolkii Madaxweynaha dalka Mareylanka  Donald Trumpm uu codsaday in  madaxda Sacuudiga  ay kordhiyaan wax...