Wednesday, October 24, 2018
Authors Posts by Sonna

Sonna

270 POSTS 0 COMMENTS

Guddi joogteeyaa habsami u socodka arrimaha Xajka iyo adeegyada Xujeyda Soomaaliyeed...

Muqdisho(SONNA);- War saxaafadeed ka soo Baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka JFS ayaa lagu Magacaabay Guddi kor-joogteyn doona habsami-u -socodka...

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xukun ku ridday labo eedeysane oo...

Muqdisho(SONNA);- Dhowr fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa maleeshiyada Daacish kuwooda  dhibka ka wado Soomaaliya. Mahad Maxa’ud Cabdi Abuu-Yaasiin  oo...

Fayras cusub oo Cudurka Ebola oo lagu arkay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo

Muqdisho(SONNA);- Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DRC) ayaa ku dhawaaqday Kiisas cusub ee fayraska dilaaga ah ee Ebola, maalmo yar ka dib markii dhowaan...

Xisbiga  Zanu-Pv oo ku guuleystay doorashooyinka Zimbabwe.

Xisbiga talada haya ee Zanu-Pv,ayaa ku guuleystay doorashooyinkii Baarlamaan ee ka dhacaya dalka Zimbabwe. Xisbigaasi ayaa helay 109 kursi ,taasoo caddeyneysa in  ay heysataan aqlabiyad...

W/Korea oo la sheegayo in ay sameysaneyso gantaallo cusub.

W/Korea ayaa u muuqata in ay dhisaneyso ama sameysaneyso gantaalada balaastikada,inkastoo dhowaan xiriir digniin leh ay la qaateen maamulka uu hogaamiyo Madaxwerynaha dalka Mareykanka...

Xabsiyada Isra’il oo lagu hayo 291-caruur oo Falastiiniyiin ah.  

Tirada  caruurta xilligaan ku jirta xabsiyada dalka Isra'il,ayaa gaaraya 291 sida ay xaqiijiyeen madax ka tirsan Ururka Xoreynta ee reer Falstin p l o. War...

Dadaallo xabad-joojin ah oo laga dhexwado Isra’il iyo Falastin

Isu duwaha wadahadalada nabadeed ee Qaramada Midoobay u xilsaartay Arimaha Bariga Dhexe Mr Nickolay Mladenov,ayaa wada dadaal la doonayo sidii loo suurtagalin lahaa xabadjoojin...

Mareykanka oo doonaya dhismaha isbaheysi Carbeed oo ka hortaga Iran .

USA-(SONNA)-Mareykanka ayaa si daggan horay uga riixaya in la abuuro isbaheysi amni iyo mid siyaasadeed oo uu la yeesho dalalka,Masar,Urdun iyo kuwa khaliijka,si ay...

Doorashooyinka Pakistan:Qarax  lagu weerarary goobaha codbixinta

Illaa 29-ruux ayaa ku dhimatay qarax bam oo ka dhacay magaalada Quetta ee dalka Bakistan,xilli ay dadku u dareereen doorashooyinka ka  socda dalkaasi,sida ay...

K/Afrika:11- ka mid ah wadayaasha Taksiyada oo la dilay

Kow iyo toban ruux oo ah wadayaasha gawaarida loo yaqaanno taxiyada ,ayaa ku dhintay dalka K/Afrika,kadib markii nin hubeysan uu rasaas la beegsaday dadkaasi...