Thursday, April 26, 2018
Authors Posts by Sonna

Sonna

209 POSTS 0 COMMENTS

Kulan lagu mideynayo Jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay K/Africa

Johansburg(SONNA)...  Shir loogu magac daray walaaleynta Jaaliyadda Soomaaliyeed ee K/Afrika,isla markaana ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed iyo dadka ku dhaqan dalka...

Guddiga Gurmadka Abaaraha Qaranka oo la kulmay hay’ado iyo deeqbixiyayaal

  Muqdisho(SONNA)...Guddigga Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, ayaa kulan looga hadlaayey dardar gelinta  hawlaha gar-gaar ee ay u baahan yihiin dadka ay Abaaruhu saameeyeen la...

Xafladd lagu maamuusaayo dhaarinta xildhibaanada oo ka socota Muqdisho

Muqdisho(S)NNA).. Xafladda lagu maamuusaayo dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka socota magaalada Muqdisho,gaar ahaan dugsiga  Booliiska ee Jeneraal Kaahiye. Madaxda dowladdaSoomaaliya, kuwa...

Gabdhaha Gobolka Banaadir oo ku guuleysatay tartankii k/koleyga ee Garoowe

  Garowe(SONNA)...Gabdhaha gobolka Banaadir, ayaa ku guulaystay Kooblii k/ Kolayga gabdhaha Soomaaliyeed ee ka socday magaalada Garoowe ee dowlad goboleedka Puntland. Kooxda kubada kolayga ee gabdhaha...

Warmurtiyeed ka soo baxay Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 25 – 26 Disembar 2016-ka. Kulankan wuxuu daba socday kullankii madasha ee lagu qabtay...

Rashia: diyaarad Ciidan oo ku dhacday badda madow.

Diyaarad mileteri oo ay leeyihiin ciidamada Raashiya oo sidday 91-ruux ayaa ku dulburburtay Badda Madow sida uu ku waramay Wasiirka Difaaca ee dalkaasi. Diyaaradaasi waxay...

Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray boliiska Soomaaliyeed.

Muqdisho(SONNA)…Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa dhambaal  hambalyo ah oo ku aadan xuska  sanadguurada 73 –aad ee ka soo wareegatay aas-aaska...

Munaasabad soo dhoweyn ah oo loo sameeyay Haweenka 2-da Aqal +Sawirro

Muqdish(SONNA)--Munaasabadan oo lagu soo dhaweynaye  qaar kamid ah haweenka Soomaliyed ee  ku soo baxay Aqalka Sare iyo kan Aqalka Hoose,ayna ka  qeybgaleen xildhibaanno,Guddoomiyaha Gobalka...

Qarax geystay waxyeellooyin kala duwan oo ka dhacay Turkiga

  13- Askari  oo saarnaa Gaari Bas ah ayaa dhintay ,48-kalana waxaa soo gaaray  dhaawacyo, kadib markii qarax bam uu ka dhacay bartamaha magaalada Kayseri...

Howlgallo lagu xaqiijinaayo amniga oo ka socda magaalada Muqdisho

  Muqdisho(SONNA)...ciidamada ammaanka dowlada somalia oo isugu jira bolis iyo nabadsugid ayaa wada howl gallo lagula  dagaalamo hubka sharci darada iyo kooxaha nabad diidka ee...