Tuesday, February 20, 2018
Authors Posts by Sonna

Sonna

188 POSTS 0 COMMENTS

Doorashada Aqalka Hoose oo ka socota Garowe

Garowe(SONNA)…Magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland,ayaa waxaa manta mar kale si rasmi ah uga bilowday  Doorashooyinka Aqalka Hoose oo muddo kooban  ku jirtay...

Qarax loo adeegsaday gaari oo saakay ka dhacay deg. X/jajab

Muqdisho(SONNA)...Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo la soo dhigay meel u dhow dhismaha Laanta Canshuuraha ee   degmada X/jajab ayaa...

Soomaaalida Sweden oo qalab Caafimaad ku wareejisay isbitaalka Caabudwaaq

Caabudwaaq(SONNA)...Maamulka Hay’adaha Alraxma iyo Gedo Network  ayaa qalab caqafimadd  oo ay bixiyeen Jaaliyadda Soomaalida Sweden ku wareejiyay madaxda Isbitaalka Midnimo ee Degmada Caabudwaaq oo...

Maamulka Maaliyadda oo ku howlan dib u eegis iyo hagaajin lagu...

Muqdisho(SONNA)...Guddiga maamulka maaliyadda ayaa kulankoodii19-aad ee bishiiba mar la qabto ,kaga dooday warbixin ay soo saartay kooxda dabagalka cunaqabataynta hubka ee Ereteria iyo Soomaaliya,taas...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo wafdi uu hogaaminaayo oo gaaray Kismaayo

  Kismayo(SONNA)...Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubbaland.. saraakiil ka tirsan...

Maamulka Galmudug oo deeq daawo ah gaarsiiyay bukaanno ku sugan deegaanka...

Cadaado(SONNA)...Wasiirka caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug Naciima Maxamed Maxamuud ayaa deeq daawo ah  gaarsiisay dad  bukaanno ah oo ku jiray cisbitaalka deegaanka Baxdo ee gobolka...

 Mahad C/lla Cawad oo maanta ku guuleystay doorashada Aqalka Hoose

Doorashada Aqalka Hoose ayaa maanta ka bilowday Xaruunta Gaagiidka Booliska ee Degmada C/casiis oo ka tirsan gobolka Banaadir. Doorashadaan oo ay maanta ku tartanayeen laba...

Madaxa CIA: baabi’inta heshiiska Iran ee Trump waa masiibo iyo nacasnimo

 Madaxa CIA-da Mareykanka ayaa sheegay in baabi’inta  heshiiska Niyuklerka  Iran,isla markaana uu wado  Madaxweynaha la doortay ee Donald Trump uu yahay masiibo iyo waxyeello...

Dadaallo lagu soo afjarayo dagaalada sokeeye oo ka socda Baladweyne

Balawene(SONNA)...Maamulka Ciidanka Jabuuti iyo kan  Gobolka Hiiraan ayaa wada dadaalo kama dambeys ah oo lagu joojinayo dagaalada sokeeye ee ka socda deegaanno ka tirsan...

Doorashooyinka Aqalka Hoose oo ka  bilowday Jowhar.

Jowhar(SONNA)..Tartanka doorashada Aqalka hoose ee baarlamaanka ayaa maanta  dib uga bilowday  Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle. Tartankaan  ayaa waxaa  horay u hakiyay  rabshado gacan...