Monday, December 18, 2017
Authors Posts by kulmiye

kulmiye

167 POSTS 0 COMMENTS

Akhriso Magacyada Xildhibaanadii ku soo baxay doorashadii Maanta ka dhacday Cadaado

Cadaado(SONNA) Xildhibaanada Maanta ku soo baxay wajiga 3-aad ee Doorashada Xubnaha Aqalka Hoose ee ka sacotay magaalada Cadaado ayaa waxaa ka mid ah Wasiirkii...

Madaxweynaha Ethiopia oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya

(SONNA)...Safiirka Cusub ee Dowladda Soomaaliya u Fadhiisan doono  dalka Ethiopia Maxaned Cali Nuur Xaaji  ayaa maanta Warqadihiisa aqoonsiga Safiirnimo u gudbiya Madaxweynaha  dalkaasi Mowlato...

Akhriso Magacyada xubnihii ku soo baxay Doorashadii ka dhacday Jowhar

Jowhar(SONNA).Magaalada Jowhar ayaa waxaa goor-dhow lagu soo gabagabeeyay Doorashada wajiga 1-aad ee Xubnaha aqalka Hoose ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle,waxaana ku soo baxaya ilaa iyo...

Maamulka Puntland oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed

  Madaxwaynaha Maamul goboleedka Puntland oo socdaal ku soo maray magaalada Qardho oo ku sii jeeda shirka Maalinta Jimcaha lagu ballansan yahay inuu ka furmo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray dhigiisa cusub ee Mareykanka

Muqdisho(SONNA...Mogadishu(SONNA)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Xassan Sheikh Mohamud,ayaa maanta u hambalyeeyay Donald J Trump oo loo doortay Madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka. Madaxweynaha ayaa yiri anigoo...

Maamulka Jubbalan oo soo gudbiyay xildhibaanno ku soo biray aqalka hoose

  Wajiga labaad doorashooyinka xildhibaanada aqalka hoose ee ka biloway  magaalada Kismaayo ayaa la soo gabagabeeyay goor dhow,iyadoo ay ku guuleysteen illaa lix xildhibaan ,Doorashooyinkaan oo...

Gobolka Banaadir oo lacago ku wareejiyay maamulka Degmada Hodan iyo guddi...

  Muqdisho(SONNA)...Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf xusen Jimcaale Madaale ayaa maanta Boqolkun oo dollar ku wareejiyay  maamulka Degmada Hodan iyo Gudigii...

Maxaa hortaagan oofinta ballantii dhaqaale ee loo yaboohay Soomaaliya?

  Beesha caalamka oo ka duulaya burburkii dhinaca xukuumadda ee soo gaaray dalka Soomaaliya,waxa ay dhowr iyo labbaatankii sano ee u dambeeyay ay kaalin firfircoon...

Howlgallo lagu sugayo amaanka oo ka socda duleedka Baladweyne

  Baladweyn(SONNA)-Ciidamada dowladda ayaa wada Howlgallo nabadsugid ah oo lagu xaqiijinaayo ammaanka deegaanada duleedka ah ee magaalada Baladweyn oo  xarun u ah gobolka Hiiraan. Howlgalladaan ay...

Madaxweynaha Dowlad goboledka Hirshabeelle oo sheegay in la dhisayo wadada isku...

Muqdisho(SONNA)...Madaxweynaha dowlad goboleedka Hir-shabeelle Cali C/laahi Cosoble ayaa shaaca ka qaaday  inay bilaabayaan Qorsha lagu dhisayo wada isku xirta Muqdisho iyo  Baladweyn oo muhiim...