Wednesday, April 26, 2017
Authors Posts by kulmiye

kulmiye

115 POSTS 0 COMMENTS

Maxkamadda Ciidamada oo Xukun Dil ah ku fulisay Askari ka tirsanaa...

Beydhabo(SONNA)...Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa Xukun Dil ah saakay ku fulisay Askari ka tirsan Ciidanka Booliska K/Galbeed kadib kolkii uu sanadkii hore fal dil...

Dhalinyaro ku xirneyd K/Suudaan oo Dalka dib loogu soo celiyay(Sawirro)

Muqdisho(SONNA):-Safaaradda Soomaaliya ee K/Suudaan ayaa ku guuleysatey in ay xabsiga ka soo deyso 17 dhalinyaro tahriibyaal ah ,Islamarkaana Maanta dib ugu celisay dalka. Dhalinyaradan laga...

Wasiirka Difaaca dalka Afganistan iyo Saraakiil kale oo iscasilay

Wasiirkii Difaaca dalka Afganistan iyo Abaanduulihii ciidmada dalkaasi ayaa iscasilay kadib markii kooxda Taliban weerar ay  qaadeen uu galaaftay tiro badan oo ciidamo ah,sida...

Bukaanno ku jira isbitalka Deyniile oo la gaarsiiyay deeq mucaawino ah

Muqdisho(SONNA)...Deeqdan oo ka koobneyd dhar iyo lacag ayaa waxaa la gaar siiyay ku dhawaad 200 haween ah oo qaba xanuunka isku furanka ah kuwaas...

Wasiirka Dhalinyarada JFS oo kulan la Qaadatay ururrada Dhalinyarada.

  Muqdisho(SONNA)...Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay ururrada dhalinyarada dalka ka jira qaarkood. Wasiir...

Lacago loo uruurinaayo dadka ay saameyeen abaaraha  oo ka socda Dalka...

Madaxda hey’adaha samofalka ee ka dhhisan dalka Imaaraadka Carabta ayaa bilaabay olole gargaar oo dadka ku nool dalkaasi ay kaga qeybqaadanayaan soo uruurinta lacago...

Dowladda Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha Turkiga iyo shacabkiisa

War Saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa loogu hambalyeeyay dowladda iyo shacbiga Turkiga guushii wax ku oolka ajeyd ee ay...

Dalka Imaaraadka Carabta oo bilaabay olole lagu taageerayo dadka la ildaran...

Madaxa Golaha saree e Hey’adda Samofalka Cajmaan ee dalka Imaraadka Carabta Sheekh Maxamed Bin C/lla Al-nuceymi ayaa sheegay in la bilaaay olole lagu uruurinaayo...

Madaxda dowlad goboleedyada dalka oo Muqdisho ku soo wajahan

Maamulada dowlad goboleedyada ayaa la filayaa in ay magaalada Muqdisho ay soo gaaraan saacadaha soo socda kadib markii Dowladda Federaalka ah ay ka dhawaajisay...

Shaqaale Hindi ah iyo dooni ay wateen oo maanta ka Shiraacday...

Maamul Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay Sagootiyeen 10 Badmaax oo u dhalatay Wadanka Hindiya kadib kolkii Ciidamada Galmudugy ay ka soo furteen kooxo...