Friday, September 21, 2018
Authors Posts by Ruush

Ruush

466 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Maraykanka oo ka goys adeegaya in Sacuudiga la Maxkamadeeyo

Washinton(SONNA)--Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta codka diidmada qayaxan ee Veto-ga u isticmaalaya haddii sharci ahaan loo ogolaado dadkii ka badbaaday iyo kuwii ...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo la kulmay Madaxa Ciidanka Asluubta iyo Xeer...

Frankfurt(SONNA)--Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac oo Booqasho shaqo ku jooga Dalka Jarmalka ayaa waxa uu kulamo la qaatay ...

Weedha ugu dambeysa diidmada Kenya ee Hague

Dorraatto ayay Maxkamadda Hague ee Caddaaladdu billowday wareegga labaad ee dhegeysiga diidmada hordhaca ah ee Kenya ee kiiska ay Soomaaliya soo oogtay ee ka...

Dhagaysiga Dacwadda Muran-badeedka oo maanta la soo gabagabeynayo

Hague(SONNA)---Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeynayaa dhagaysigii doodda ku saabsan muranka-badeedka u dhaxeeyay Qareenada Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya. Dhageysiga Dawcadda...

Wasiirka Amniga oo u soo xiray Tababar-meheradeedka Saraakiil Booliska +Sawirro

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed S/guuto Maxamed Shiikh Xasan Xaamud ayaa uga qeybgalay Dugsiga sare ee Booliska...

Xaflad lagu taagerayay Dhismaha Waddada isku xirta Galkacyo iyo Hobyo oo...

Minneapolis(SONNA)—Xaflad ballaarn oo ay Jaaliyadda Soomaliyeed ee Galmudug laguna taageerayay Hay’adda GOB oo gacanta ku haysa dhismaha Waddada isku xirta Magaalooyinka Galkacyo iyo Hobyo...

War- Saxaafadeed uu soo saaray Guddiga Doorashooyinka Dadban

Muqdisho(SONNA)--- Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashooyinka Dadban (GFHDD), ayaa soo saraaray War saxaafadeed ku aadan howsha Guddigaasi iyo iyo wixii ilaa iyo hadda u qabsoomay. War...

Banaanbax looga soo horjeedo muranka Badda Soomaliya oo ka socdo Muqdisho

Muqdisho(SONNA)---Banaan bax ballaaran ee Nabadeed oo looga soo horjeedo muranka Baddeedka u dhaxeeya Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta lagu qabanayaa Taalada Dajirka Dahsoon...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 40% Somalidu haysan Cunto

Muqdisho(SONNA)----Qaramada Midoobay ayaa maanta soo saartay warbixin ay ku tilmaameeyso in shan Malyuun oo Soomaali ah aysan heli karin cunnada ay u baahan yihiin. Tiradaasi...

Dab Ka Kacay Dhisme ku yaalla Dugsigii Hore Ee Jamaal Cabdinaasir

Muqdisho(SONNA)—Guri ku yaal Dugsigii sare ee Jamaal Cabdinaasir ee Degmada Hawlwadaag ee Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow dab ka kacay. Wariyaha SONNA C/qaadir Cadde oo...