Thursday, July 19, 2018
Authors Posts by Ruush

Ruush

464 POSTS 0 COMMENTS

Madax ka tirsan Dawlada Somaliya oo ka qeybgalay Xaflad ka dhacday...

Qaahira(SONNA)--Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Magaalada Qaahira ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay sanad-guuradii 150-aad xilligii la aas...

Dagaal ka dhaxeeya Beelo oo ka dhacay Deeganka Qalanqale

Dhuusamareeb(SONNA)---Wararka ka imaanaya Deegaanka qalan qale oo Dhinace Waqooyi ka Xiga Magaalada Dhuusa Mareeb ayaa Sheegaya In ay ka Dhaceen iska...

Seminaar lagu baranayo ilaalinta goobaha doorashooyinka oo ka furmay Baydhabo +Sawirro

Baydhabo(SONNA)--Kusimaha Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo uag furaySiminaar lagu baranaayo Ilaalinta Goobaha Doorashooyinka ay ka dhacayaan 300 oo askari oo...

Xaflad lagu soo dhaweynayay Taliyaha Booliska oo lagu qabtay Cadaado +Sawirro

Cadaado(SONA)-Munaasabadda lagu soo dhawaynayo Taliyaha Booliska Soomaaliyeed S/gaas Maxamed Shiikh Xasan Xaamud ayaa xalay lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud. Xafladaasi oo ay...

Barlamaanka Hirshabeelle oo Maanta doortay Guddoomiye ku meel gaar ah

Jowhar(SONNA)—Guddoomiye ku meel ah ee Baraalmaanka Maamul-Goboleedka Hirshabeelle ayaa Maanta loogu doortay Maxamed Siyaad Barqadle, kadib markii ay Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi yeeshay kulankoodii ugu...

Galmudug oo soo dhaweysay Xildhibaanada cusub ee Hirshabeelle

Muqdisho(SONNA)— Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxtooyada Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay inay soo dhoweynayaan dhismaha Xildhibaanada Maamulka cusub Hirshabeele ee uu yeelanayo. Maamulka Galmudug...

Isku Dhafka Ciidamada Iyo Dhallinyaro Ciidamada Ku Soo Biiray

Muqdisho(SONNA)--Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa faah faahin ka bixiyaay boqolaal askari oo qeyb ka noqonaya Ciidamada isku dhafka ah ee Xoogga Dalka ee lagu...

Guddiga Doorashooyinka dadban oo Maanta soo saaray War Saxaafadeed

Muqdisho(SONNA)- Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer qaran ayaa Maanta soo saaray war-saxaafadeed ay kaga hadlayaan goobta ay ka dhacayso Doorashooyinka xildhibaanada Gobolada Hiiraan iyo...

Madaxweynaha JFS oo Maanta gaaray Baydhabo

Baydhabo(SONNA)---Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federraalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay. Madaxweynaha...

Waa kan habkii ay isku qurxin jirtay Boqoraddii Masar ee Kiilopatra=Sawirro

Marka hore aan is weydiino maxay ahayd Kiilopatra? Waxay hayd Boqoraddii ka talin jirtay Dhulkii Masaaridii hore gaar ahaan Magaalada Alexandria, waxaana lagu qiyaasaa...