Wednesday, July 18, 2018
Authors Posts by Ruush

Ruush

464 POSTS 0 COMMENTS

Madax ka tirsan Maamulka Galmudug iyo Turkiga oo kulan ku yeeshay...

Muqdisho(SONNA)---Xubno ka tirsan Maamul-goboleedka Galmudug iyo Madaxda ka socota Dawladda turkiga ayaa maalintii shalay ahayed kulan ku yeesdhay Safaaradda Turkiga uu ku leeyahay Caasimadda...

Duqeyn Xalay loogu geytay Al-shabaab Tuulada Yimbis ee Deg. Afgoye

Afgooye(SONNA)--Tuulada Yimbis oo ka tirsan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa Xalay duqeyn loogu geystay Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab. Duqeyntaasi loo gaystay Tuuladaasi...

137 Arday oo deeq Waxbarasho heshay oo gaaray Khartuum +Sawirro

Khartum(SONNA)—Arday Soomaaliyeed oo tiradoodu tahay 137 ayaa shalay ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada khartuum ee Dalka Suudaan,waxaana ku soo dhaweeyay u qeybsanaha ...

Haweeneey Shiinees ah oo aqoon laheyn oo soo saartay Daawada Malaariyada

Hawweneey lagu magacaabo Tú Yōuyōu waxa ay u dhalatay dalka Shiinaha waxaana ay isku dayday in ay daawada Duumada ama Malaariyada ka soo iqtiraacday...

Barlamaanka Hirshbeelle oo laalay qodobo ka mid aha Dastuurka Maamulkaasi

Jowhar(SONNA)---Shir ay Maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul-goboleedka Hirshabeelle ayaa wax ka bedel ku sameeyay qaar ka mid ah qodobada Dastuurka Maamulkaasi. Qodobada wax ka...

Arday heshay Deeq Waxbarasho oo Maanta ka dhooftay Dalka +Sawirro

Muqdisho(SONNA)—Boqol Arday oo deeq Waxbarasho ka heshay Wadanka Suudaan ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha ee Aaden Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ardaydaasi oo ay Deeq...

Haweeneydii Kenyaatiga aheyd oo lagu wareejiyay Safaaraddeeda

Cadaado(SONNA)---Haweeneydan oo Habeen hore ay hawlgal ku soo furteen Ciidanka Nabadsugidda Qaranku ee NISA ayaa maanta Maamul- goboleedka Galmudug ku wareejiyay Safiir ku xigeenka...

Hor jooge ku xigeenkii Alshabaab ee Bay iyo Bakool oo la...

Baydhabo(SONNA)---8 ka tirsan Maleeshiyadda Kooxda Al-shabaab ayaa la dilay tiro intaasi ka badanna waa lagu dhaawacay kadib dagaal ka dhacay deegaanka Goof Guddud ee...

Wasiiro ka tirsan XFS oo Kismayo uga qeybalay kulan ku saabsan...

Kismaayo(SONNA)---Kulankan lagu taageerayay sidii loo xaqiijin lahaa Qoondada haweenka ee ka qeybgalka siyaasada Soomaaliya ayna ka qeybgaleen Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Federaalka, kuwa Dowlad-goboleedka...

Xildhibaano iyo Madax kale oo gaaray Xudur

Xudur(SONNA)--Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiiro ka tirsan Maamul-goboleedka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad ilaalinta...