Sunday, October 22, 2017
Authors Posts by Ruush

Ruush

348 POSTS 0 COMMENTS

Qaramada Midoobay oo sheegtay in 40% Somalidu haysan Cunto

Muqdisho(SONNA)----Qaramada Midoobay ayaa maanta soo saartay warbixin ay ku tilmaameeyso in shan Malyuun oo Soomaali ah aysan heli karin cunnada ay u baahan yihiin. Tiradaasi...

Dab Ka Kacay Dhisme ku yaalla Dugsigii Hore Ee Jamaal Cabdinaasir

Muqdisho(SONNA)—Guri ku yaal Dugsigii sare ee Jamaal Cabdinaasir ee Degmada Hawlwadaag ee Magaalada Muqdisho ayaa goor dhow dab ka kacay. Wariyaha SONNA C/qaadir Cadde oo...

Raiisul-wasaare Cumar C/rashiid oo gaaray Garawe

Muqdisho(SONNA)---Rasiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane cumar C/rashiid Cali sharmaarke ayaa gaaray Magaalada Garowe ee Maamul-goboleedka Puntland. Raii-sulwasaaraha ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garawe...

Dhageysiga Maxkamadda Hague oo fadhigeedii Maanta soo idlaaday+Sawirro

Hague(SONNA)—Fadhigii Maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay Magaalada Hague ee Dalka Netherland ka socoday dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee...

Booliska Kenya oo xiray Haweeneey

Mombasa(SONNA)—Booliska Kenya ayaa qabtay Haweeneey garoob ah oo uu qabi jiray Aboud Rogo, taasi oo lala xariirinayo weerarkii Bombano ee lagu qaaday Saldhigga Booliska...

Soomaalidu ha isugu tashadaan Miisaaniyadda lagu fulinaayo doorashooyinka dadban

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay Magaalada Muqdisho 06 – 14 Seteember 2016-ka, Kulankaasi waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan...

Madaxweyne Xasan Sh. oo Ammanay Shacabka iyo Ciidamada Soomaaliyeed

Muqdisho(SONNA)--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay in howsha Martigalinta Shir-Madaxeedkii Urur-Goboleedka IGAD ee shalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho uu ahaa...

Shir Madaxeedka Wadamada IGAD oo si rasmi ah u furmay+Sawirro

Muqdisho(SONNA)--Shirka 28-aad ee Madaxda Wadamada ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa goor dhow si rasmi ah uga furmay Hotel Peace ee Magaalada Muqdisho. Shirkani oo...

Madaxweynaha Ugandha oo yimid Muqdisho

Muqdisho(SONNA)--Madaxweynaha Wadanka Ugaandha Mr" Yuweeri Musaveni ayaa soo gaaray goor dhow Garoonka Diyaaradaha Caalima ah ee aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Mussaveni ayaa waxaa...

Madaxweynaha Kenya iyo Raiisul-wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho+Sawirro

Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Dalka Kenya Mr: Uhuru Kenyatta iyo Raiisul-wasaaraha Dalka Itoobiya Mr: Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...