Thursday, June 22, 2017
Authors Posts by Ruush

Ruush

299 POSTS 0 COMMENTS

Wasiirka Warfaafinta JFS oo ka hadlay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo si toos ah Warbaahinta Qaranka ugala hadlay shacabka...

Dawladda Maraykanka oo si kulul u cambaaraysay weerarkii Xeebta Liido

Muqdisho(SONNA)---Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii arxandaradda ahaa ee xalay lagu qaaday Maqaayadda Banaadir Beach ee Magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ay soo saaratay...

Sida ay isugu aadeen Kooxaha Koobka Horyaalada Qaaradda Yurub

Waxaa la sameeyey isku aadka koobka Horyaalada Yurub, waxayna isugu aadeen sida tan:- Group A: Paris Saint-Germain, Arsenal, FC Basel, Ludogorets Group B: Benfica, Napoli, Dynamo...

Gabar 10 jir ah oo laga soo saaray Buruburkii dhulk-gariirkii Talyaaniga

Rome(SONNA)---Gabar 10 sano jir ah ayaa laga soo saaray buruburkii daar duntay hoosteeda, iyadoo ku hoos jirtay muddo saacado badan ah Magaalada Amatrice ee...

Shir dib u hashiisiineed oo ka furmay Gaalkacyo+(Sawirro)

Galkacyo(SONNA)---Xubno ka tirsan golaha Wasiirrada iyo Baarlamanka Galmudug ayaa ka qeybgalay Kulan dib u heshiisiin loogu sameeynayay Beelo ku diriray,kaasi ka Furmay Magaalada Galkacyo...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Taliyaha Asluubta oo kormeeray dhismo...

Muqdisho(SONNA)----Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxmed Jaamac oo uu wehliyo ku xigeenkiisa koowaad...

Afrika iyo Japan oo Maanta shir uga furmayo Nairobe

Nairobe(SONNA)----Shir u dhaxeeya Wadamada Qaaradda Afrika iyo Jaban ayaa Maanta si rasmi ah uga furmaya Magaalada Nairobe ee Dalka Kenya. Shirkaasi oo ku saabsan sidii...

Joe Biden oo maanta tagaya Turkiga

Ankara(SONNA)-- Madaxweyne kuxigeenka Dalka Mareykanka Joe Biden ayaa maanta safar ku tagaya Wadanka Turkiga. Safarka Madaxweyne kuxigeenka ayaa waxa uu u muuqdaa mid la...

Howlgal lagu sugayo ammaanka oo ka socda Beledweyne

Beledweyne(SONNA)----Howlgal lagu sugayo ammaanka ayaa maanta socdo Magaalada Beledweyne iyo hareeraheeda, kaasi oo ay ka qeybqaadanayaan Ciidanka Dawladda Somliya iyo kuwa nabad ilaalinta ee...