Wednesday, March 29, 2017
Authors Posts by Ruush

Ruush

264 POSTS 0 COMMENTS

Taliyaha Xoogga ee Ugaandha oo Safar ku tegay Baraawe

Baraawe(SONNA)--Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda General Katumba Wamala oo maalmahaan ku sugnaa dalka ayaa booqasho ku tegay Degmadda Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose oo ay ku weheliyeen...

Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Saydheelow

Baydhabo(SONNA)---Maamulka Koonfur Galbeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo 24-kii saac ee ugu dambeysay ee lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Alshabaab oo ka dhacay...

Muhaajiriinta Maraykanka oo waayi doona Shatiyada Baabuurta waaweyn

Ohio (ONNA)--Maamulka Gobolka Ohio ee Dalka Maraykanka ayaa sheegay in soo galootiga ay ku jiraan Soomaalidu ay waayi doonaan shatiyada lagu wado baaburta waaweyn,...

Wakaaladda SONNA way turunturootay haddase waa ka tallaabsatay (Faallo)

Muqdisho(SONNA)--Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA in kastoo qoraal lagu soo koobi Karin wax qabadkeeda tan iyo intii ay jirtay sida ay u shaqeynaysay,...

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay Munaasabadda 53-aad ee aas-aaska Wakaaladda SONNA...

Muqdisho(SONNA)---Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Talxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ugu hambalyeeyay Madaxda iyo Shaqaalaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ...

Duqa Magaalada Muqdsho oo Xalay casho sharaf u sameeyay Gabdhaha Kubadda...

Muqdisho(SONNA)--Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xuseen Yuusf Jimcaale Madaale ayaa Xalay u sameya Casha Sharaf Gabdhaha Xulka Kubadda Koleyga ee Gobolka Banaadir. Gabdhahaasi...

Diiwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka oo Maanta bilaabatay

Muqdisho(SONNA)--Diiwaangalinta Musharaxiinta Guddoonka Barlamaanka JFS ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabatay Xaruunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho. Wararka ay heleyso Wakaaladda SONNA ayaa sheegaya...

Ciidamada XDS oo la wareegay Deegaanka Mooro-gaabeey

Xudur(SONNA)--Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la wareegay deegaanka Mooro gaabeey oo qiyaastii 30 KM u jirta degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool, iyagoo ku...

Xildhibaanada 2-da Aqal ee Baarlamaanka JFS oo maanta yeelanaya kulan

Muqdisho(SONNA)--Xildhibaannada 2-da Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ku yeelan doonaan Magaalada Muqdisho. Kulankooda ayaa lagu wadaa in...

Laba kun iyo afar boqol oo Lo’ ah oo loo dhoofiyay...

Muqdisho(SONNA)--Dekedda weyn ee Muqdisho ayaa waxaa ka ambabaxaya Maraakiib Ganacsi oo sida Lo’ tiradooda lagu sheegay Laba kun iyo afar boqol (2,400) oo Neef,...