Friday, May 26, 2017
Authors Posts by Ruush

Ruush

294 POSTS 0 COMMENTS

Saldhigga Booliska ee Mambasa oo la weeraray

Mombasa(SONNA)---Warar hadda soo gaaray SONNA ayaa sheegaya in laba haween ah lagu dilay toogasho laguna dhaawacay Sarkaal ka tirsan Booliska Kenyana, kadib markii dagaal...

Dhul-gariir ka dhacay Tansaniya +Sawirro

Daara salaam(SONNA)---Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya Dhulgariirkii ka dhacay shalay Dalka Tanzania, kaasi ay ku geeriyoodeen in ka badan 10 Ruux, 100...

Xujayda Soomaaliyeed oo helaya sanadkaan adeegyo cusub+Sawirro

Mina(SONNA)--Mas’uuliyiin ka tirsan Dawladda Soomaaliyeed ayaa shalay galab soo kormeeray goobaha loo diyaariyay Xujayda Soomaaliyeed ee Sanadkaan ka qeybgalaysa gudashada waajibaadkooda ku aadan Xajka. Wafdiga...

Farxaan Hadaafoow oo guul ka soo hooyay Tartankii Baaskiilada Naafada ee...

Rio(SONNA)--Farxaan Caddow (Hadaafoow) oo ah Wiil Soomaaliyeed ayaa guul ka soo hooyay wareeggii 1-aad Tartankii Baaskiilada Naafada ee Boqolka Mitir oo lagu qabtay Magaalada...

Wasiirada Arrimaha dibadda jaamacada carabta oo soo dhaweeyay shir lagu taageerayo...

Qaahira(SONNA)--Golaha Wasiirada arrimaha dibadda ee jaamacadda carabta oo maalinimadii shalay ku yeeshay Magaalada qaahira ee wadanka Masar kulankoodii 146 aad ayaa soo dhaweeyay go,aanka...

Qaraxyo Ciidanka Kenya lagula eegtay Mandheera

Mandheera(SONNA)- Wararka ka imaanaya Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in Qarax uu haleelay Ciidamada Kenya oo marayay inta...

Maxaabiis wax ku baranaysa Xabsiga Dhexe +Sawirro

Muqdisho(SONNA)-- Maxaabiista ku xiran Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa hadda ka hela Waxbarasho isugu jirta diini iyo maaddi, waxaana darruustaasi bixinaya Macalimiin...

Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa AMISOM oo isku sii fidinaya Deegaanno...

Muqdisho(SONNA)--Ciidamada Xoogga Dalka Somaliyeed iyo kuwa nabad ilaalinta ee AMISOM oo wali wada hawgallo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa isku sii fidinaya Deegaanno...

Ciyaartooyda Somaliyeed ee Shataranjiga oo guulo soo hooyay

Muqdisho(SONNA)--Xulka Ciyaartoyda ka socota Xiriirka Soomaaliyeed ee Shataranjiga ayaa guul taariikhi ah ka soo hooyay tartanka 42-aad ee Shataranjiga ama Chess-ka caalamiga ah oo...

Wiil Somali ah oo Maanta ka qeybgalya tartanka Baaskiilada Naafada ee...

Rio(SONNA)—Tartamada Naafada oo sanadkaan 2016-ka oo si habsami ah uga soconaya Magaalada Rio De Janeria ee Dalka Brasil ayaa markii ugu horaysay waxaa ka...