Monday, February 20, 2017
Authors Posts by Ruush

Ruush

262 POSTS 0 COMMENTS

8 Febraayo waa maalinta guusha Shacabka. (FAALLO)

Muqdisho(SONNA)--Waxaan ku lugeynayay Waddada hor marta Dekedda weyn ee Magaalada Muqdisho, waxayna aheyd goor subax aroorye hore ah, aniga oo markaasi u socday goobteyda...

FAALLO:-Soomaaliya waxay galeysaa Marxalad cusub

Muqdisho(SONNA)--Inta aanan u galin dulucda Faallada Maanta bal marka hore, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa Nin ceynkee ah? Maxamed Cabdullaahi farmaajo,waxa uu ku dhashay Muqdisgo sanadkii...

Sidee loo arkaa Xukunkii Wiilasha Kufsiga Geystay?

Muqdisho(SONNA)--Wiilasha kufsiga ka geystay Galdogob ee Gobolka Mudug 29-ki January 2017-ka ayaa lagu xukumay Tacsiir u dhaxeeysa 100 ilaa 200 Karbaash, Xabsi u dhaxeeya...

Saacado ayaa ka harsan Go’aanka ICJ ee berrito

Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ) waa mid ka mid ah Hey'adaha Qarammada Midoobay. 1945 ayaa la unkay. Waxaa ay ku saleysan...

Hunnu-hunnu hadal maahan

Muqdisho(SONNA)--Shirkii madasha hogaanka qaranka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho 12-kii bishii Apriil ee sanadkii tegay oo ay ka qeyb galeen Madaxda dowladda federaalka...

Hoteelada Muqdisho maxay galabsadeen!!!

Muqdisho(SONNA)--Magaalada Muqdisho buruburkii ka dhacay Dalka kadib waxay gashay marxalad soo kabasho ah, waxaana ku soo badanayay dhismooyin iyo goobo qurux badan, oo ay...

Kooxda Kubadda Cagta ee Ivory Coast oo laga ciribtiray Koobka Qaramada...

Muqdisho(SONNA)---Kooxaha Kubadda Cagta ee Ivory Coast iyo Aljeeriya ayaa laga soo af-jaray tartanka Koobka Qaramada Qaaradda Afrika,kadib markii laga itaal roonaaday. Kooxda Kubadda Cagta ee...

Qaabka loo tebiyo Warka Kufsiga

Muqdisho(SONNA)--Kufsi waxaa uu ka mid yahay dembiyada cul-culus ee Saxaafaddu ay tahay in ay aad uga fiirsato qaabka ay u tebineyso. Yuusuf Garaad...

Chelsea oo 8 dhibcood oo nadiif ah ku hoggaamineysa PL-ka Sawirro

London(SONNA)-Kooxda Kubadda Cagta ee Horyaalka Dalka Ingriiska (PL) ayaa ku hoggaaminaysa 8 dhibcood oo nadiif ah kala horreynta Kooxaha Dalkaasi, Kadib markii ay 2...

44 Guuradii ka soo wareegtay Maalinta Warfaafinta (Qeybtii 2-aad)

Muqdisho(SONNA)— Qormada Maanta waxaan kaga hadlaynaa Marxaladdii (3-aad) ee Xilligii Dawladdii Militariga ee 1969 ilaa iyo 1990 kii. Taariikhda Saxaafadda waxay xilligaasi ku soo beegantay...