Friday, December 15, 2017
Authors Posts by admin

admin

111 POSTS 0 COMMENTS

Munaasabad Lagu Maamuusayay Maalinta Calanka Soomaaliya Oo Caawa Muqdisho Lagu Qabtay

Muqdisho,(SONNA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Ra'iisul Wasaraha Xukumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xubno katirsan goleyaasha dowladda, guddoomiyaha gobalka banaadir, fanaaniin iyo boqolaal dadweyne ah ayaa caawa ka qayb...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Oo Kormeeray Qaar Kamid Ah Goobaha Waxbarashada Gobalka...

Muqdisho,(SONNA):-Wasiirka wasaaradda waxbarashadda, Hidaha iyo Tacliinta saree e Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta konmeer ku tagay dhowr xarumood oo isugu jira xaromo ay wax...

Arday Soomaaliyeed Oo Xaflad Qalinjabin ah Loogu Sameeyay Dalka Kuweyd+Sawirro

Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka helay dowladda Kuweyd islamarkaana dhameystay Waxbarashada Dugsiga Sare iyo qaar sanadkaan ka qalin jabiyay Jaamacadaha dalkaasi ayaa xaflad...

Kulan Dadweyne oo ka dhacay degmada Yaaqshiid+Sawirro

Muqdisho,(SONNA):-Kulankaan oo qeyb ka ah barnaamijka wacyigalinta bulshada ee loogu magacdaray “Samawade” waxa uu ahaa mid dadweynaha ku nool dagmada Yaaqshiid lagaga dalbanayay in...

Maamulka Gobalka Banaadir iyo Hay’adda SWDC Oo Deeq Gaarsiiyay Baxaabiista Laga...

Muqdisho,(SONNA):-Maamulka Gobalka Banaadir oo kaashanaya xarunta u dooda horumarinta Haweenka SOMALI WOMEN DEVELOPMENT CENTER (SWDC), ayaa maanta deeq isugu jirta dhar iyo agabyo kale...

Sawirro:-Kulan Dadweyne Oo Looga Hadlayay Qatarta Xagjirnimada Oo Lagu Qabtay Wadajir

Muqdisho,(SONNA):- Kulan dadweyne oo ku saabsan sida maamulka iyo shacabku isaga kaashalahaa ka hortagga falalka argagixisada Al-shabaab oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobalka Banaadir...

Qunsuliyadda Guud Ee Cadan Oo Faahfaahisay Tirada Qaxootiga Soomaalida Ee Dib...

Cadan,(SONNA):-Qunsuliyadda Guud Ee Soomaaliya ee Magaalada Cadan ayaa soo bandhigtay tira koobka qaxootiga Soomaaliyeed ee lagu guuleystay in laga soo daadgureeyo dalka yemen oo...

DAAWO SAWIRRADA:- Muuqaalka Dhabta Ah Ee Muqdisho Kadib Howlgalladii Xasilinta Caasimadda

Muqdisho,(SONNA):-Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan halkaan idiinkugu soo gudbineynaa Sawirro muujinaya muuqaalka dhabta ah ee Muqdisho kadib howlgalladii xasilinta Caasimadda.  Sawirradaan Waxaan Kasoo Qaadnay Wadada Dheer...

Madaxweynaha oo damaanad qaaday nolosha carruurta agoonta ee Afgooye

Muqdisho,(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ka faalad qaaday xanaaneynta carruurta agoonta ee ku jira xarun ku taalo degmada...

Wasiir Xoosh Oo Xafiiskiisa Shir Kula Yeeshay Guddiga Madaxa Banaan Ee...

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Guddoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim, waxa...