Monday, November 20, 2017
Authors Posts by MMC

MMC

393 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, halkaasi oo uu kula kulmi doono madaxda...

Akhriso qodobadii kasoo baxay shirweynihii Kismaayo ee looga hadlayey Tartanka Kubadda...

SONNA (Kismaayo) shirweynahaan ayaa looga hadlayay u diyaar garowga tartanka ciyaaraha kubadda cagta ee dowlad gobolleedyada dalka iyo maamulka gobolka Banaadir kasoo lagu qaban...

Madaxweynaha Masar oo ka hadlay Xiisadda kala dhaxeysa Itoobiya

Madaxweynaha dowladda Masar ayaa sheegay in dowladiisa aysan aqbali doonin in dowladda ay Itoobiya ay leexsato wabiga Biyaha Nile, oo labada dal ay ku...

Kulan Dadweyne Oo Lagu Qabtay Degmada Heliwaa+Sawirro

Kulan dadweyne oo looga hadlay sidii bulshada isaga kaashan laheyd ka hortagga weerar lamid ah midkii 14 Oct ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada...

Madaxweynaha Puntland iyo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo kulan ku...

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad goboleedka  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftiga uu hogaaminayo ee Muqdisho ku sugan ayaa kulan casho sharaf ah layeeshay...

Madaxweynaha Hirshabelle oo Kulan casho sharaf ah laqaatay xildhibaanada dowladda dhexe...

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Xalay kulan casho sharaf ah kula qaatay Magaalada Muqdisho ee Caasimada...

Jubbaland oo diyaarisay ciidamo loogu talo galay howlgalada ka dhanka ah...

Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay diyaariyeen ciidamo loogu tala galay in ay Al-Shabaab kula dagaallamaan deegaanada gobolka Gedo. Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid C/rashiid Xasan...

Guddoomiyeyaasha Golaha shacabka Soomaaliya iyo Suudaan oo Khartoum heshiis ku kala...

Khartuum(SONNA) Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn Labada Baarlamaan ku kala...

Shirka Dowladda Dhexe iyo maamul goboleedyada dalka oo Muqdisho ka furmay

Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka u dhaxeeya madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada dalka, kaasi oo uu...

Dowladaha Sacuudiga, Kuwait, iyo Qatar ayaa cambaareeyey qaraxii ka dhacay Muqdisho

Bayaan kasoo baxay wasaaradaha Arrimaha Dibadda dalalka Sacuudiga, Kuwait, iyo Qadar ayaa lagu cambaareeyey qaraxyadii ka dhacay Hotel Naasahablood 2 ee magaalada Muqdisho, kaasi...