Wednesday, January 18, 2017
Authors Posts by Mukhtaar

Mukhtaar

110 POSTS 0 COMMENTS

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sweden oo Muqdisho ka furtay Xarun Agoonta lagu...

Muqdisho (SONNA)- Jaaliyadda Soomaaliya ee dalka Sweden ayaa magaalada Muqdisho ka furtay Xarun  lagu xanaanayo caruutya agoonta ah. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliya ee dalka Sweden Nasro...

Turkiga oo Duqeyn Diyaaradeed ku dilay xubno ka tirsan Argagixisada Daacish

  Ankara 11-1/2017(SONNA) Mileteriga Turkiga ayaa sheegay  in maanta oo Arbaco ah ay  duqeyn Diyaaradeed oo Cirka ah ku dileen 11 ka tirsan kooxda argagixisada...

Shan mas’uul Imaaraadka ah oo ku dhintay Qaraxii Qandahar ee Afganistaan

AFP -11`-1-2017-(SONNA)- Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa sheegtay in qaraxii shalay ka dhacay magaalada Qandahaar ee dallka Afgansitaan ay uga dhinteen 5 mas'ul oo ahaa...

Afduubka Marakiibta Caalamiga oo warbxin laga soo saaray Sanadkii 2016 kii

Abu-Dahabi(Iina)- Warbxin ay soo saartay hay’adda Caalamiga ah ee kormeerka iyo ilaalinta Badaha Sanadkii 2016 kii ayaa sheegtay in afduubkii Markiibta uu Sanadkaasi ahaa...

In ka badan Laba Milyan Haweyn Carmal ah oo ku sugan...

Baqdaad Jan-9/1/2017-(SONNA)- Tirakoob ay sameysay Wasaradda Qorsheynta dalka Ciraq ayay ku soo banhigtay  tirada Haweynka carmalka ah ee dalkaasi , waxayana sheegtay inay gaarayaan  in...

Rag argagixiso halis ah oo lagu dilay  Waqooyiga Magaalada Riyaad

Riyaad  Jan 8/1/2017 (SONNA)-  Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa shaacisay  in Ciidamada Aminiga Sacuudig ay Waqooyiga Caasimadda dalkaasi ee Riyaad ku dileen...

Dowladda  Turkiga oo mar kale shaqada ka erisay  6 kun shaqaale

ANKARA 7/1/2017(SONNA)- Dalka Turkiga oo weli ka sococodo xukunkii  Deg degga oo dalkaasi la geliyay isku daygii Inqalaabkii dhicisoobay kadib, ayaa la sheegayaa inay...

Qaraamada Midoobay oo sheegtay inay 132 kun oo qof ay ka...

New York City (SONNA)- War qoral ah oo maanta ka soo baxay Xarunta Qaraamada Midoobay ee Magaalada New York ayaa lagu sheegay in tan...

Shirweyniha Labaad dhaqaalaha Islaamka ee Bariga Afrika  oo ka dhacaya Nairobi

Nayrobi 3/1/2017- (SONNA)- Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya  ayaa lagu wadaa in 11-12 ka bisha Abril ee Sanadkan lagu qabto Shirweynaha Labaad dhqaalaha...

Ururka Iskaashiga Islaamka oo lacago deeq ah ka helay Dowladda Turkiga

Jeddeh(SONNA)-Madaxweynaha Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay  inay Dowladiisu iyadoo fulinaysa ballanqaad hore ay Ururka iskaashiga Caalamka Islaamka ugu deeqday lacag dhan 1.8 milyan...