Thursday, May 25, 2017
Authors Posts by Abdirahman Abdulahi

Abdirahman Abdulahi

217 POSTS 0 COMMENTS

Xildhibaanada Baarlamaanka JFS oo maanta yeelanaya kulan muhiim ah.

Xildhibaannada Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulankoodii caadiga ahaa  uu mar kale dib uga bilowdo Magaalada Muqdisho. Kulanka maanta ayaa...

kulan looga hadlay kaalinta dhallinyarada ee horumarinta bulshada oo lagu qabtay...

Nairobi(SONNA):--Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta isu keentay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaallada Nairobi, qurbo joog iyo Ilhaan...

Ciidanka XDS iyo AMISOM ayaa isku diyaarinaya Hawlgal ka dhan ah...

Cadaado(SONNA):--Taliska ciidanka xoogga dalka qaybtooda 21-aad ee ku sugan Galmudug iyo ciidamada AMISOM ayaa si wada jir ah ugu diyaar garoobaya hawlgal ka dhan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino (SAWIRRO)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta xarigga ka jaray Isbitaalka De Martino ee ciidammada Naafada Xoogga dalka Soomaaliyeed  oo ku yaalla degmada X/weyne ee gobolka...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka dalka oo hambalyo u diray xubnaha labada Gole...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa hambalyo ku aadan furitaanka kala-fadhiga 1aad ee Baarlamaanka...

NISA oo soo bandhigtay dhagar-qabihii ka danbeeyay Qaraxii Dekadda Muqdisho

Muqdisho(SONNA):--Ciidamada Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ee (NISA) ayaa soo bandhigay Cawa dhagarqabe Maxamed Ibraahim Xasan oo ahaa Darawalkii Waday Gaarigii dhowaan lagu qarxiyey Afaafka...

Dagaallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Jubbaland

Tuulada Yaaq-bishaaro ayaa Cawa waxaa ka dhacay dagaallo xooggan oo u dhexeeya dadka deegaanka iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, kadib markii Shabaabku ay isku...

Faallo:-Shabaab oo gubaya Gabaadkoodii ugu danbeeyay.

  Muqdisho(SONNA):--Toddobaadyadii lasoo dhaafay waxaa isa soo tarayay Dagaallada u dhaxeeya Shacabka Soomaaliyeed iyo kooxda Alshabaab kaas oo ka dhacay Deegaano kala duwan oo ka...

RW Ku-Xigeenka dalka oo la kulmay dhigiisa dalka Urdun(SAWIRRO)

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Maal-gashiga dalka Urdun Dr Jawaad Al...

Wafdi ka socda Wasaaradda Ganacsiga oo shir caalami ah ka qeyb-galay(SAWIRRO)

Nairobi(SONNA):--Shirkan oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Ganacsiga tan Maaliyadda iyo Bangiga Aduunka ayaa ka dhacay Taariiqdu markay ahayd 13/12/2016 ila...