Monday, November 20, 2017
Authors Posts by Ismael Mukhtaar

Ismael Mukhtaar

111 POSTS 0 COMMENTS

Leyli Jaamiciyiin Oo La Barayo Shuruucda Ciidanka Booliska+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-In kabadan 40 Leyli Sarkaal Oo Tababar Ciidan ku soo qaatay dalka Ugandha ayaa Kuliyadda Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Ee Gen Kaahiye Looga furay tababar...

Madaxweynaha Hirshabelle Oo Beledweyne Kula Kulmay Saraakiil Ka Tirsan Qaramada Midoobay+SAWIRRO

Beledweyne(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Beledweyne kulan kula qaatay, Xubno ka tirsan Qaramada Midoobay, iyadoo uu kala hadlay arrimo kale...

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Dil Ah Ku Riday Laba Askari Oo...

Muqdisho(SONNA):-Gudoomiyaha Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay xukun dil ah oo ay maxkamadda ka...

Taliyaha ciidanka Booliiska oo guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha guddoonsiiyay deeq...

Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta guddoonsiiyey Guddiga Heer Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo uu hoggaaminaayey Ra’iisul Wasaare Ku...

Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Maxamed Oo Booqasho Rasmi ah Ku Tagay Nairobi+Sawirro

Nairobi,(SONNA):-Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo...

Ra’iisuwl Wasaare Kheyre Oo Booqday Cisbitaallada La Dhigay Dadkii Ku Dhaawacmay...

Muqdisho,(SONNA):- Ra'iisul Wasaaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay Wehliyaan Taliyeyaasha Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugidda Qaranka ayaa Caawa Booqday Cisbitaalada la...

Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Baarlamaanka Galmudug Kadalbaday 45 Cisho In Dib...

Muqdisho,(SONNA):-Raiisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Arimaha doorashada ee dhawaan looga dhawaaqay in ay ka dhici doonto Galmudg wuxuu kulamo wadatashi...

Daawo Go’doonka Magaalada Waajid Iyo Xaaladda Macluusha.

Muqdisho,(SONNA):-Maleeshiyaadka Kooxda Xagjirka ah ee Al-shabaab ayaa Go'doomiyay Dadweynaha Ku nool Magaalada Waajid oo kamid ah degmooyinka Gobalka Bakool.   Go'daanka magaalada ku jirto ayaa Rajobeel...

Kulan Looga Hadlayay Dowrka Haweenka Ee Siyaasadda Oo Muqdisho Lagu Qabtay+Sawirro

Muqdisho(SONNA):-Kulan Casho ah  oo looga arrinsanahay dowrka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Siyaasadda iyo mideynta bulshada Soomaaliyeed ayaa  xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa...

Faallo:-Marxuum Jaamac Cali Ibraahim Maxaa Loo Dilay?

Muqdisho(SONNA)-Waxaa shallay oo Isniin ahayd ku geeriyooday qaraxii ka dhacay nawaaxiga Hotel Wehliye, ardayga Jaamac Cali oo isugu dhamaystay waxbarashadiisa lahaa mustaqbal balse sabab-saday...